Khasaare ka dhashay Iska Hor imaad ka dhacay Degaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan

Foos Axmed Barrow ayaa lagu dilay duleedka magaalada Beladweyne. Dilka Marxuum Foos ilaa hada lama Oga  dadka ka dambeeyoa dilka marxuumada

goob jooge yaal  ayaa warbaahinta  aragticusub u xaqiijiyay  in ay ku geeriyootay gabadhaasi  isku dhac ka dhacay degaanka Ceel-gaal oo u dhaxeeya ciidanka HirShabeelle iyo Janaraal Xuud.

72 saac ee la soo dhaafay qaar kamid ah Haweenka magaalada Beladweyne, ayaa loo geestay dil, dhaawac, jirdil iyo xarig, waxaana inta badan falalkaan lagu eedeeyay maamulka HirShabeelle. Wali waxaa xabsi ku yaalo Beladweyne ku xiran 3 Haween ah oo mid kamid ah xaamilo tahay.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com