Video:- Halkaan kadaawo Warixin uu ka diyaariyay Wariya Bile Baastey xaalada waalidiinta caruuryooda lageeyay dalka Eritrea

Waalidiin soomaaliyeed oo dalka dibadiisa tababar ciidan carurtooda loogu qaaday ayaa dowlada ka dalbaday in ay xaalada ay ku suganyihiin war kasiiso maadaama mudo sanah ah nolol iyo geeri midnah ay wax war ah ka heeyn.

Walidiintaan oo gaarayay ku dhawaad 50-qof ayaa Madaxda dowlada ka codsaday in caruurtoodi lala soo hadashiiyo hadii ay dhinteenah xaalkooda war lagasiiyo.

Halkaan Hoose kadaawo warbixin uu kadiyaariyay wariye Bile Baastey.