Labo qof ayaa la sheegay iney dalka Norwey ugu dhinteen talaalka cusub ee Corona waxaana arintaasi ka bilowday Baaritaan sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas.

Hayada caafimadka ee Norway iyo Machadka Qaranka Caafimaadka Dadweynaha ayaa si taxaddar leh u baaraya laba dhimasho ah oo la soo sheegay si loo qiimeeyo inuu xiriir la leeyahay tallaalka cusub ee cudurka Covid-19-

Saxaafada Norway ayaa arinkaan soo cusboonaadan ee laxariirto wax yeelada iyo saameeynta  kadhalatay talaalka cudurka Caronaveirus siweeyn uga hadlay waxaana la xaqiijiyay in labo qof oo  kamid ah dadka waayeelada ah .

Hay’adda daawooyinka ee Norwey ayaa horey uga digtay kiisas la Xiriira saameyn laga yaabo iney ka dhalato talaalka cusub ee Corona, waxayna arrintani walwal badan ku abuurtay dad badan oo shaku ka qaban bad qabka talaalka cusub iyo sida loogu kalsoonaan karo.

Dowlada ayaa xiligaan ku andacooneeyso in daadka qaatay taalka ubadanyihiin dadka waayeelada iyo kuwa qabo cudurada halista ah ee unugul caabuqa Caronaverus.

Dhaqaatiirta caalamka ayaa  horay uga digtay saameeynta kadhalan karto talaalka cusub ee lagula tacaalayo cudurka dunida sida ba`an sameeynta xoogan ugu yeeshay ee Covid-19 .

Nagala soo xiriir “aragticusub@gmail.com”