Hal qof oo haweeyneey ah ayaa ku dhimatay rabshadihii caawa kadhacay xarunta Congresess-ka aqalka cade ee mareykanka.
Daqiiqado ayeey gacanta ku hayeen taageerayaal Trump xarunta loogataliyo dalka Mareeykan-ka kuwaasi xoog kulawareegay Capital Hiil .
Aqalka cad ayaa xiligaani wax kasocatay ansixinta iyo shaacinta dowrashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi Mareeykan-ka oo sida hordqhaca loo shaaciyay in uu Beden ku guulestay balse uu Trump ku tilmaamay mid lagu shubtay.
Qalqal iyo xaalad cabsi ah ayaa soo wayajday Guud ahaandalka Mareeykan-ka oo sheegto in uu yahay wadanka ugu tunka weeyn ee Dimuquraadiyada looga daysodo marka laga hadlaayo wadamada caalamka kuwaasi oo tusaale u sooqaato America.
Dadkii xooga ku galay xarunta Congresess.ka ayaa lasheegay in ay dhamaan bur-burin iyo qarbudaad ugeesteen xarunta aqalka cad iyagoonah jeex-jeexay dukimintiyo muhiim ah halka qaarkalanah ay qaateen agabyadii yiilay .
Xaalada ayaa iminka caadi ku soolaabtayk kadib markii ay halkaasi soogaareen ciidamo aad u hubeeysan kuwaasi oo kala ceeyriyay dadkii xooga ku qabsaday xunta Congresess-ka waxaana lasheegay in dhoor bambo lagu arkay gudaha xarunta aqalka cad.