28.9 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo difaacatay kursigeeda Golaha Shacabka

0
Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dib loogu doortay xubinimadeeda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ka dib doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho. Foosiya Yuusuf...

Dhageyso: Boqor Maxamed Jaamac Suldaan cumar oo sheegay in ay wax laga xumaado...

0
Boqor Maxamed Jaamac Suldaan cumar oo ka mid ah duqeyda dhaqanka kasoo jeeda Soomaaliland ee kusugan Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo marxalada...

Qarax Miino oo ka dhacay magaalada Jowhar

0
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax lala eegty gaari nuuca dagaalka ah. Qaraxa miino oo...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Baladweyne

0
Madaxweyne kuxigeenka Dawlad Gobolleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi Mas'uuliyiin kamid ah labada gole ee Hirshabelle ayaa gaaray Magaalada B/weyne. Soo dhaweyn ballaaran...

Maxaa ka soo baxay Kulan uu Ra’iisal wasaare Rooble uu la yeeashay Golaha watashiga...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo...

Hay’adda UNMAS oo gaadiid ku wareejisay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo u jooggo Magaalada Beledweyne ayaa tiro gaadiid iyo agab kaleba kala wareegay Hay’adda...

Dalxiise Soomaali ah oo laga helay nooca cusub COVID-19 ee Omicron

0
Dalxiise Soomaali ah ayaa laga helay nooca cusub COVID-19 ee Omicron, ka dib markii uu gaaray Magaalada Hyderabad ee dalka India. Agaasimaha Caafimaadka ee Gobolka...

Dhageyso : Maamulka gobolka Banaadir oo ka warbixiyay Hawlgal lagu soo qabaty waxyaabaha maanka...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Howlgal xoogan oo ay Ciidanka boliiska Soomaaliyeed ka fuliyeen degmooyinka...

Dhageyso: Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Koofur galbeed oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka KGS C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta waxay gaareen Magaalada Kismaayo. Safarka Lafta gareen oo todobaadyo ka hor...

Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo lagu xiray Magaalada...

0
Wararka ka  Imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada soomaaliland ay xireen R/wasaare kuxigeenkii hore ee soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib. Ciidamada ayaa Maxamed Carte...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...