29.9 C
Mogadishu
Tuesday, April 15, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi  Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo...

Taliska Booliska Soomaaliya oo shaaciyay in la qabtay dhalinyaro Rabshado ka dhex sameeyay diyaarada...

0
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle C/fitaax Aadan Xasan oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho waxa uu faah faahin ka bixiyey dhacdo shalay ka dhex...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo sheegy in Hakad uu ku yimid doorashooyink dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur...

Wafdi ka socda Safaarada Turkiga ee Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

0
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee Soomaaliya Ismail Emre Kosif, iyo...

 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga tarxiilay dalka Turkiga oo dhaawac culus u geestay shaqaalaha diyaaradda...

0
24 dhalinyara ah oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga kuwaasoo weeraray shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines ayeey qaabteen ciidamada Bolika ee garoonka...

Dad Hor Leh Oo Ku Geeriyooday Duufaannadii Ku Dhuftay Filibiin

0
Ugu yaraan 169 qof ayaa lashegay inay dhinteen ka dib markii duufaan xooggan ay Khamiistii ku dhufatay dalka Filibiin, sida ay booliisku u sheegeen...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose

0
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxay Ka fuliyeen Deegaano ku yaalla gobolka Jubbadda Hoose. Deegaanada uu howlgalku ka dhacay...

Dowladda Soomaaliya oo Amartay in la soo xiro rag ku eedeysan dhoofinta dhuxusha

0
Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka ee dowladda Soomaaliya amar ku bixiyay soo qabashadda Saadex eedeeysane oo loo heysto dhoofinta Dhuxusha kuwaas oo magacyadooda la faafiyey. Qoraal...

Dadka reer Baydhabo oo maanta cagtooda maalaya

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada Koonfur Galbeed ay maanta si weyn u adkeeyeen amniga magaaladaasi. Ciidamada ayaa xiray dhammaan wadooyinka soo...

Villa Somalia oo beenisay in Turkigu siiyay drones-ka Bayraktar

0
Madaxtooyada Somaliya ayaa beenisay warka sheegaya inay dalka Turkiga ka heshay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dalkaasi farsameeyo. Horaantii bishan ayuu soo baxay warka sheegaya...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...