28.1 C
Mogadishu
Wednesday, April 9, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Askari dilay dad Shacab ah oo Maanta dil toogasho lagu fuliyay

0
Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ah ku filisey dable NISA Maxamed Cali Xuseen oo bishii aynu...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socda dalka Turkig

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Safiir Kuxigeenka Turkiga ee Somaliya,...

Booliska Gobolka Banaadir oo baaraya dhacdadii Turkish Airlines

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay inay baarayaan dhacdadii shalay ka dhacday diyaaradda Turkish Airlines, xilli ay ka deganeysay Garoonka Diyaaradaha...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida Cali Cosoble

0
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Cabdullaahi Siyaad, oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka...

Wiil 35 Jir Ah Oo Madaxweyne Ka Noqday Dalka Chile

0
Gabriel Boric oo ka socday xisbiga bidixda ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axadi shalay ka dhacday dalka Chile, isaga oo noqday madaxweynihi ugu...

 QM  oo malaayin doolar ugu deeqday abaaraha kajiro Somalia.

0
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...

Hir-Shabeelle oo ay ku dhufatay abaar aad u daran .

0
Wasiirka  Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka  Hir-Shabeelle Cabdi Mahad Qoor gaab ayaa sheegay inay diyaariyeen Qorshe wax looga qabanayo Qooysaska Abaaraha ay...

TPLF oo guulo ka sheegatay dagaalka  ka socdo Itoobiya .

0
Hogamiyaha ciidamada TPLF ee dowlada dagaalka kula jira in ka badan hal sano ayaa sheegay in uu amar ku siiyay ciidamadiisa inay isugu yimaadaan...

Sheekh shariif oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay +guux siyaasadeed oo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho. Shariifka ayaa xubno...

Alshabaab oo la wareegtay degaan ka Tirsan Gobolka Jubada Hoose

0
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Al-Shabaab...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...