Home 2021
Yearly Archives: 2021
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA MAAMULKA IYO LAAMAHA AMNIGA EE GOBOLKA BANAADIR
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar...
Deg Deg : Dagaal markale dib uga bilowday Magaalada Boosaaso
Dagaal ayaa dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Puntland iyo ciidamo taabacsan Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF Maxamuud...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu ku qaabilay...
Khilaaf hor leh oo soo kala dhexgalay Farmaajo & Rooble
Khilaaf balaaran ayaa haatan ka soo dhex galay labada xafiis ee dalka ugu sarreeya ee raisul wasaaraha xukuumada xil gaarsiinta Mohamed Hussein Roble iyo...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Boosaaso
Waxaa degan xaaladda Magaalada Boosaaso, ka dib dagaal culus oo gelinkii hore ee maanta ku dhex maray Ciidamada Puntland iyo kuwa sida gaarka ah...
PSF oo war ka soo saartay dagaalka Boosaaso
Saraakiisha Ciidamada Hay’adda PSF ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ilaa Maanta ay Magaalada Boosaaso kula galeen Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha Puntland, kaas oo...
Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumadda Oo Shir Uga Furmay Baydhabo
Agaasimayaasha Wasaaradaha Guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo Agaasimayaasha Xaruumaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Baydhabo Kaga qeybgalay Furitaanka Shirka Sanadlaha ah ee...
Ciidanka Nabadsugidda Oo Soo Bandhigay Xubno Ay Sheegeen In Ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan magaalo Madaxda Gobolka ee Jowhar ayaa soo bandhigay Seddex dagaalame oo lasheegay in...
Taliyaha Ciidanka Badda Oo La Amray In Baaritaan Lagu Sameeyo Kadib Eedeeyn Uu Rooble...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalbaday in Baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo Muuqaal dhawaan uu baahiyay Taliyaha Ciidamada Badda, kaasi...
Isimada Puntland Oo Baaq Kasoo Saaray Xaaladda Cakiran Ee Boosaaso
Isimada dhaqanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Saaka mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga...