Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda IGAD
Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta ee IGAD Dr. Workeneh Gebeyehu kaas...
Farmaajo Oo Xarigga Ka Jaray Xarun Ay IGAD Ka Furanayso Magaalada Muqdisho
Mohamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray Xarunta Urur Goboleedka...
Beesha Caalamka oo ka hadashay Shirka ay yeelanayaan Golaha wadatashiga Qaran
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo qabsoomaya...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo inta badan khamiis walba la qabto.
Shirka ayaa...
Dalka Jarmalka wiil Soomaali ah oo looxiray gabar uu kufsi u geestay oo 18-jir...
Waxaa Magaalada München shalay lagu xiray Nin Soomaali ah oo 24 sano jir ah.
kaasi oo loo heysto kufsi inuu Gabar Ardayad ah oo Jaamacad...
Farmaajo oo billaabay magac-dilka RW Rooble
Madaxweynaha Soomaaliya ee mudo xileedkiisa dastuuriga ah uu dhamaaday 8 february 2021, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa bilaabay olole lagu magacdilayo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen...
Farmaajo Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Dagaalka Boosaaso
Madaxweynaha waqtigu kadhamaaday ee Soomamaliya ayaa markii ugu horreysay waxaa ay war rasmi ah kasoo saartay dagaalka ka socda Magaalada Boosaaso e xarunta Gobolka...
SAWIRO:- Barakac xoogan oo ka socda Boosaaso
Dadkii ugu badnaa ayaa waxaa ay weli ka barakacayaan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, halkaas oo Maalintii Saddexaad oo xiriir ah ay ku...
Gudoomiyihii Buurhakabo oo weerar Togasho lagu dilay.
Weerar ka dhacay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lala beegsaday guddoomiyihii Maxkamadda degmadaas Manuur Sheekh Yuusuf.
Warar lagu daabacay...
PSF oo shaacisay in uu burburay heshiiskii xabad joojinta dagaalka Boosaaso.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa waxaa lagu sheegay in bulsha weynta guud ee Puntland iyo Soomaali-weynba ay la garowsan yihiin...