29 C
Mogadishu
Friday, April 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Cabdi Xaashi Oo Ku Baaqay In La Isugu Yeero Aqalka Sare, Si Ay U...

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyay in lagu dhawaaqo natiijada guud ee doorashada xubnaha Aqalka...

Jubbaland oo taageero u muujisay RW Rooble

0
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu diyaar u yahay  dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag...

Koonfur Galbeed oo lasafatay Farmaajo.

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) uu caddeynayo in uusan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir

0
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) oo...

Dib u dhac ku yimid shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble

0
Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho,...

Congo:-qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Beni.

0
Saraakiisha Congo ayaa sheegay in qof naftiis hure ah uu xalay isku qarxiyay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Beni ee bariga Congo,...

Wararka Banaanbax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Boqolaal Ruux oo shacab ah ayaa Maanta Banaanbax xooggan ka dhigay Xaafado kamid ah degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Dadka oo banaanbaxa kasoo bilaabay Xaafada...

ARAG CADEYMO: Dhul boobka lagu Eedeeyey Ra’iisul wasaare Rooble

0
Warbaahinta Aragti cusub ayaa Heshay cadeymo muujinaya Ra'iisul wasaare Rooble sida uu dhulka taliska badda qeyb ka mid ah uboobay taas oo dhawaan eedeyn...

Deg- deg meeydka imaamka Masjidka Abu Huraira ee Magalada Columbus Ohio oo goor dhaw...

0
  Allaha unaxaaristo Shekh Mohamed Hassan oo ah Imaamka Masjidka Abu Huraira ee Magalada Columbus Ohio oo Labadi Bari ee ugu dandeysay Lala.aa ayaa  maydkiisa...

Rooble oo si maldahan u weeraray kooxda Madaxweyne Farmaajo

0
Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in doorashadu ay tahay xalka keliya ee maanta uu dalka haysto, howlihii dowladana ay u xayiran yihiin qabsoomidda doorashadaasi. “Dalkan xalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...