Home 2021
Yearly Archives: 2021
Wasiirka Amniga oo NISA ka dalbatay soo gudbinta sababta loo xiray Muqtaar Roobow
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo muddo sanado ah u xiran, kaas oo laga soo qabtay Magaalada Baydhabo, xilli...
RW Rooble oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Midowga Musharrixiinta
Waxaa Caawa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubno kamid ah Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha.
Xubnaha...
Waa sidee Caawa xaaladda Magaalada Muqdisho kadib Af-gembigii maanta dhicisoobay?
Muqdisho waxaa Maanta siweyn looga dareemay dhaq dhaqaaqgo Ciidan oo iska soo horjeeda, kaas oo salka ku haaya khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa...
Wariiska Gaashandhiga oo sheegay in ay talaalo sharci ah ka qaadi doonan cidii ku...
Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlay xiisadda u dhaxeyso madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra’isulwasaare Rooble ayaa ka hadlay...
Rooble oo xafiiskiisa lug lagu geeyay ka dib af-gembigii maanta dhicisoobay.
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay xafiiskiisa kadib markii taliyayaasha milatariga iyo booliska ee Federaalka ay gacan ka gaysteen in xiisadda...
Farmaajo oo madaxtooyada kulan kula leh taliyeyaasha ciidamada.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan la leh taliyaasha ciidamada Qaranka, sida Milateriga, Booliska, NISA iyo taliyaha qaybta guud ee...
Sheekh Shariif” Go’aanadii uu qaatay Farmaajo waa halis”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay in go’aanada uu qaatay Farmaajo ay yihiin kuwo halis ku...
Wasiirka Amniga” Weli waxaa jira Ciidamo tiro yar oo ku howlan Afgembi”
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in xalay ilaa saaka Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo uu isku dayay...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Farmaajo Ku Eedeeyay Iskuday Af-Gambi
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, waxa uu ugu yeeray ‘iskuday af-gambi, si uu xukunka u sii joogo’.
Rooble oo...
Midowga Musharaxiinta Oo Waalli Ku Tilmaamay Tallaabadii Uu Qaaday Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah Midowga Musharrixiinta ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isaga oo weerar Afka ah ku qaaday...