Home 2021
Yearly Archives: 2021
Mareykanka oo War kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa sheegay, in ayaga oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya, ay laba duqeyn ka...
Qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay Degmada Balcad
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa qaraxyo is xigxigay oo goor dhow ka dhacay Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Labada qarax ayaa ka dhacay...
Halkaan Akhriso: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Magaalada Garoowe
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maanta lagu soo geba-gabeeyay shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaas oo socday muddo Saddex Cisho ah.
Shirka...
Sheekh Shariif” Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markale ku celiyay inay muhiim tahay in doorashada waqtigeeda ku dhacdao, isla markaana noqotaa mid...
Itoobiya oo shaacisay Magacyada Saraakiil ay ka dishay Tigreega
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya ayaa soo saartay liiska saraakiil ay sheegtay in laga dilay xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Saraakiishaas ayaa ku dhintay howlgalkii dhawaan...
Mustaf Dhuxulow oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo Burburinta Dowlad Goboledyada
Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay burburinayso dowlad Goboleedyada.
Waxa uu...
47 -sano ka dib Uk oo si rasmi ah u Macalasaameysay Midowga Yurub
Britain ayaa si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub, ka dib markii muddo afar sano ah ka hor ay shacabka dalkaasi u codeeyeen sidaas.
Waxaa...
Madaxweynaha Waqtigiiso geba-gebada yahay oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka,...
Madaxweyne Deni oo casumaad u sameeyay musharax M/weeyne Dahir Gelle+Sawirro
Amb-Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta ka qeyb galay kulan qado ah oo uu Madaxweynaha Dawladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ku casumay...
Cumar Filish oo xaflad u sameeyay kooxda Gobolka Banaadir (SAWIRRO)
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa xaflad dhiirigelin ah u sameeyay ciyaartoyda Gobolka Banaadir.
Kooxda Gobolka...