Home 2021
Yearly Archives: 2021
Shaqaallaha Turkiga ee ku sugan Soomaliya oo wel wel soo wajahay
Qoysaska Turkiga ee ku nool waqooyiga gobolka Çorum iyo caasimada Ankara ayaa u baroor diiqaya ehelladoodii ay ku dhinteen weerarkii argagixiso ee sabtiga ka...
Dowladda oo Xabsiga dhigtay nin dhawaan rasaaseeyay dad Banaanbax ku dhigaayay Muqdisho
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ka hadlay Nin ku hubeysnaa Bistoolad oo 25-kii bishii December 2020 Magaalada Muqdisho ku rasaaseeyay...
Khayre iyo Qoorqoor oo ka wadahadlay muranka raggaadiyay doorashooyinka
Xasan Cali Khayre, Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulan gaar ahi ku yeeshay Magaalada Garoowe.
Ra’iisal...
Dowladda UK oo Safiir cusub u soo magacowday Somaliya
Dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay bedel ku sameysay Safiirkii u fadhiyay Soomaaliya ee Amb, Ben Fender, iyada oo Safiir Cusub u soo magacaabatay Soomaaliya.
Dowladda...
Wasiirka Amniga oo beeniyay in awaamiirta looga mamnucay ciidanka Garoonka Aadan Caddhay asagu lahaa.
Wasiirka Amniga Somaliya, Xasan Xundubey Jimcaale ayaa meesha ka saaray in awaamiirta lagu joojiyay hubkii lala geli jiray Garoonka Aadan Cadde, ay tahay mid...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Haddii ay ku kalsoon yihiin ammaanka garoonka, ayagana ciidanka ha iska dhigaan
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay qorshaha xilligan ay Dowladda Federaalka ku joojisay hubkii lala geli jiray Garoonka Aadan Cadde ee...
Soomaali ku dhibaateysan xadka Bosnia iyo Croatia.
Waxaa laga deeyrinayaa xaalada ay ku nool yihiin Muhaajiriin ku jirta xerada qaxootiga Lipa ee dhacda xadka Dalalka Bosnia iyo Croatia oo kamid ah...
Shabaab oo caawa weeraray Degmada Afgooye
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in caawa uu dagaal ka socdo degmadaasi, ka dib markii ay weerareen ururka...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir ka daahfuray Garowe
Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.
Kulanka oo uu soo qabanqaabiyey mashruuca ka...
Halkan ka akhriso:- Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay in hub lala galo Garoonka...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda amniga ayaa arrintan...