29.9 C
Mogadishu
Monday, April 14, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Xildhibaanad Sheegtay Inay Bastoolad La Tageyso Xarunta Kongarees-Ka

0
Haweeneyda dhowaan loo doortay Kongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in bistooladdeeda ay la tagayso Kongareeska Mareykanka. Muuqaal la soo bandhigay Axaddii, ayaa wuxuu muujinayaa Lauren Boebert...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Maxkamada CXDS la gaarsiin doono D/ goboleedyada

0
Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in guud ahaan dalka la gaarsiiyo Maxkamada Ciidanka...

Heshiiskii Xaraashka shidaalda Somaliya oo dib u dhacay

0
Waxaa uu dib u dhac ku yimid heshiis lagu waday in ay Dowladda Somaliya la saxiixato laba shirkadood, si ay sahmin shidaal, baaris iyo...

Sawirro:-Ciidanka Haramcad oo dad rayid ah ku soo qab-qabtay Magaalada Jowhar

0
Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa afar nin ku bartilmaameedsaday Magaalada Jowhar, xilli ay hawlgal ka wadeen magaaladaasi, habeenkii Isniinta. Raggan oo...

Hlkaan ka daawo Sawirrada Itoobiya oo dhiseysa Masaajidka Najashi oo dagaalka Tigreyga ku burburay

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay dayactir ballaaran ku samayn doonto Masaajidka facaweyn ee Al Nejashi, ka dib burbur ka soo gaaray dagaaladii Waqooyiga Itoobiya. Masaajidka...

Wararkii ugu dambeeyay qarax xoogan oo caawa ruxay Muqdisho

0
Qarax si weyn looga maqlay qaybo ka mida xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa caawa ka dhacay Degmada Waaberi ee bartamaha magaalada. Qaraxa oo ahaa miino wadada...

Nin 50 jir ah oo isku daldalay gobolka Gal-gaduud.

0
  Nin magaciisa lagu sheegay Cabdi Faarax Xasan Gurey oo 50 jir ahaa ayaa isku daldalay maanta Degaanka Balli-cad oo hoostaga Magaalda Dhuusamareeb ee Gobalka...

Norway oo laga helay  dad qabo Verus-ka Cusub ee UK.

0
  Norway waxaa laga helay qof qabo Nooca virus-ka cusub ee dhawaan lashaaciyay in lagahelay wadanka Uk qofkan laga helay virus-ka cusub ayaa ka yimid...

Dowladaha Khaliijka oo xayiraadi ka qaaday dalka Qadar.

0
Waxaaa soo baxaya in guul wax ku ool ah laga gaaray wadaxaajood Maraykanku ku luglahaa oo la doonayey in lagu soo afmeero khilafka wadamada...

Mareeykanka oo ay ka bilawdeen Banaanbaxyo loog soo horjeedo wil Soomali ah oo dhawaan booliku ku...

0
Kadib dhacdadii naxdinta laheed ee police gobolka Minnessoto  ay ku toogteen wiil soomaali ah ayaa durbaba waxaa isqabsaday banaanbaxo waa-ween oo arinkaa looga soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...