30.9 C
Mogadishu
Wednesday, April 9, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wiil Soomaali ah oo safar  Baskiil  ah ku tagay magaalooyinka Jigjigo iyo Boosaaso

0
Boosaaso (Aragti Cusub)-Magaalada Boosaaso ee xarrunta gobalka Bari waxaa dhawaan tegay Naasir Gaas oo safar baaskiil ah muddo ku dhow bil kaga soo baxay...

Switzerland: – nin Soomaali ah oo maseer udilay nin xiriir la`lahaa xaaskisi...

0
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Fahad Shire Yasin ayaa lagu dilay magaalada Geneva ee dalka Switzerland sida qorey wargeyska 20 Minuten ee kasoo baxa...

DFS oo  War kasoo saartay duqeyntii Idaacadda Al-Shabaab +Sawirro

0
  Degaanka kuunya Barow oo hoostaga Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellada Hoose waxaa todobaadkii hore ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo loo geystayXarunta Idaacadda ku hadasha...

Faah-faahin dheeri ah oo kasoobaxeeyso weererarkii Caawa lagu qaaday xarunta Congresss-ka iyo toogasho dad...

0
Hal qof oo haweeyneey ah ayaa ku dhimatay rabshadihii caawa kadhacay xarunta Congresess-ka aqalka cade ee mareykanka. Daqiiqado ayeey gacanta ku hayeen taageerayaal Trump xarunta...

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo furay olole muhiim ah

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Ololaha Qof iyo Foosto oo daamur loogu ururinayo dhameystirka Waddada Ceeldaahir-Ceergaabo. Madasha ayaa...

SAWIRRADA:-Taageerayaasha Trump oo xoog ku lawareegay Aqalka Cad ee Congress-ka 

0
Taageerayaasha Madaxweeynihii hore ee Mareeykanka Donald Trump ayaa xoog ku galay aqalka cade ee Comngresess-ka ee looga taliyo wadankaas. Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirto...

Maxay ka wadahadleen Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur (SAWIRRO)

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Xisbiga...

Halkaan ka aqri Taariikhda Wariye Axmed Cabdinuur oo London ku geeriyooday

0
Waxay ahayd geeri naxdin badan markii uu galabta soo yeeray warka sheegaya in Wariyihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Axmed Cabdinuur uu ku geeriyooday Magaalada...

SAWIRRO:-Guddiga Doorashooyinka ee lagu murunsan yahay oo Koonfur Galbeed  gaaray 

0
Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koonfur Galbeed ku metelaya Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur...

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Oo Shacabka Weydiistay Lacag Uu Ku Galo Ololaha Doorashada

0
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu sheegay in Xisbigiisa uu weydiisanayo shacabka Soomaaliyeed taageero dhaqaale iyo garab istaag. Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo muuqaal iska soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...