28.4 C
Mogadishu
Saturday, April 12, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Duqeeyn kadhacday Soomaaliya oo lagu beegsaday hoggaamiyeyaal caan ah oo ka tirsan Shabaab

0
Duqeeymo ay geesteen diyaaradaha Mareykanka ayaa  la rumeysan in shan qof  oo ka tirsan yihiin al-Shabaab, oo uu ku jiro hal hoggaamiye, lagu diley...

Bulaacad si Casri ah loodhisay oo Muqdisho  xariga laga jaray +Sawirro.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha Bulaacad Casri ah oo uu maamulka gobolka Banaadir...

Norway:- Labo qof oo ugu geeriyootay dawada Talaalka Cusub ee Covid-19.

0
  Labo qof ayaa la sheegay iney dalka Norwey ugu dhinteen talaalka cusub ee Corona waxaana arintaasi ka bilowday Baaritaan sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. Hayada...

R/Wasaare Rooble oo la kulmay Musharaxii labaad oo mucaarad ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sii wada kulammada wadatashi ee uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada, si loo helo...

Taliska Asluubta oo faah faahiyay Khasaaraha ka soo gaaray Qarax ka dhacay Muqdisho

0
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay kasoo horjeedka Iskuulka hoyga Xamar oo u dhow Madaxtooyadii hore ee...

Ra,iisul wasaaraha Japan oo dalkiisa kusoo rogay xaalad deg deg ah

0
Raiisel wasaaraha Japan Yoshihide Suga ayaa khamiistii ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo hal bil ah oo ku socota Tokyo iyo nawaaxigeeda, isagoo...

Garowe oo mar kale laga diiday isticmaalka lacagta Shiling Somaliga

0
Suuqyada Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland waxaa saaka oo Khamiis ah mar kale laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii ganacsatadu sheegtay in...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay...

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in qarax miino oo saakay ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u dhow madaxtooyadii...

Deg deg qarax intabadan laga maqlay dhawaqiisa degmooyinka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.

0
Qaraxani oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka tirsan gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay agagaarka Gurigii hore ee Cabdi Qaasim halkii ay ka...

Ciidamo katirsan AMISOM oo sabab  ugaar ah looga saarayo Somalia.

0
Muqdisho (Aragti Cusub):- Uganda oo ka mid ah dalalka ay ciidamada Nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar kamid ah ciidamadeeda ay kala...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...