28.4 C
Mogadishu
Tuesday, April 15, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Itoobiya oo gacanta ku dhigay mid ka mida aas asayaashii TPLF (SAWIRR

0
Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo midkood uu yahay mid ka mida raggii aasaasay Xisbiga Tigreyga Itoobiya ee TPLF. Wasaaradda...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidan Amisom ku leeyihiin Hiraan

0
Hiiraan( Aragti Cusub):- Wararka saaka ka imaanayo gobolka Hiiran gaar ahaan Jalalasi ayaa kuwaramayo in dagaal xoogan oo saqdii dhexe ee xalay Ciidanka AMISOM...

Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka cabanayo Ayax baa`biyay dalagyadin u beernaa.

0
Jowhar(Aragti Cusub):- Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ayax farabadan uu ku habsaday degaano hoostaga magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, & degmada...

in kabadan 10-Carruur oo ku dhimatay dab qabsaday isbitaal dalka Hindia.

0
Hindia( A&C ):- 10-Carruur ah ayaa ku dhimatay qaybta Dhalmada Isbitaal ku yaalla Gobolka Maharashtra ee dalka Hindiya sida ay sheegtay Warbaahinta dalkaas oo...

Maxaa kasoo baxay Kulamodii Dhexmaray Madaxda DFS Iyo 3-daxda M/Goboleed ?

0
Muqdisho (Aragti Cusub):- Waxaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxda dowladda Federaalka iyo  Madaxda 3-da maamul Goboleedyada ee ku sugan...

Shirkadda Twitter-Ka Oo Hawada Ka Saartay Cinwaankii Trump

0
Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay hadda si rasmi ah meesha uga saartay cinwaanka Madaxweyne Trump. Barta Twitter ayaa sheegetay in go’aankan ay gaartay ka dib...

Deg deg Dowlada Soomaaliya oo ciidan kadajisay Baladweyn.

0
  Baladweyn (Aragti Cusub):-  wararka saaka ka imaanayo magaalada Baladweyne ee caasimada gobolka Hiraan ayaa ku waramayo in diyaarad siday ciidamada sigaarka u tababaran ee...

M/weeynaha aan wali lacaleemasaarin ee Hirshabelle oo Muqdisho soogaray iyo cadaadis soowajahayo xiligaan.

0
Muqdisho(Aragti Cusub):-Waxaa magaalada Muqdisho safar aan hore loosii shaacin ku yimid M/weeynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo tan iyo markii loodoortay xilkaasi ku sugnaa...

Taliyaha Asluubta oo wacad ku maray hadii aan lasiin gaari nuuca  xabadu karin in...

0
Muqdisho(Aragti Cusub):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa carro kala duldhacay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoona ka dalbaday in la siiyo gaari...

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxayoAskar ka tirsan Haramcad oo lagu dilay  Matabaan

0
Matabaan(Aragti Cusub):-Faah faahin ayaa ka soo baxeysa dagaal xoogan oo xalay ka dhacay wadada dhanka galbeed uga baxda Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...