28.8 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay muranka doorashooyinka Soomaaliya.

0
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashada lagu muransan yahay ee dalka Soomaaliya, isagoona farriin adag oo ka...

Taliye ciidan oo sheegay inay cafis u fidiyeen ciidan ka tirsan Jubaland.

0
Taliyaha ciidamada dhulka ee dowladda federaalka ah  Soomaaliya, Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Beledx-aawo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay cafis u...

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey...

0
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka soo horjeestay go’aankii Xukuumadda

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka soo horjeestay go’aankii Xukuumadda ee arrimaha doorashada. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa waxa uu nasiib...

R/Wasaaraha Somaliya oo la kulmay Guddiga Jaamacadaha dalka .

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy...

Diyaarad laga leeyahay dalka Indonesia oo bur-burtay biyaha Java

0
  Muqdisho(Aragti cusub):-  Warar kala duwan ayaa kasko baxayo diyaarad ay lasocdeed  50-qof oo rakaab ah in ay  ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimadda...

Gudoomiye Shuute oo xilka qaadistiisa  ladiyaariyay.

0
Doowlada Soomaaliya ayaa iminka qorsheeyneyso in xil kaqaadis toos ah ay ku sameeyso Gudoomiyaha maxkamada ciidanka qalabka sido Gaashaanle sare  Xasan Cali Nuur Shuute. Ilawareed...

M/weeynihii hore ee Soomaaliya Hassan Skeekh oo sheegay in ay marnaba suurtagal naqan doonin...

0
Madaxweynihii hore ee Somalia musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho qabtay ayaa ka hadlay go’aankii Xukuumadda ee ahaa in...

Midowga Musharaxiinta oo ka xumaaday hadalkii R/wasaare Rooble

0
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka horyimid warkii maanta ka soo yeeray Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ee ahaa in xukuumadda ay go’aansatay in la...

Rooble oo qaabilay Musharax Daahir Maxamuud Geelle (SAWIRRO)

0
Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa weli wada kulamada uu xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula qaadanayo Musharaxiinta Madaxtinimada ee dalka. Ra’iisal Wasaaraha ayaa gelinkii dambe ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...