28.9 C
Mogadishu
Friday, April 11, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Madaxweyne Deni oo kala diray Golohii degaanka ee Degmada Gaalkacyo

0
Madaxweynaha  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 01, ku kala diray Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay:...

Qarax ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo Booliska Soomaaliland oo Dad badan Xabsi dhigay

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay Qarax uu ka dhacay Qaraxa oo ahaa Bamgacmeed ayaa lala eegtay xaruunta...

Farmaajo oo qorsheynaya in 8-deed magaalo ka bilaabo doorashada.

0
Iyadoo uu weli taagan yahay khilaafka doorashada Soomaaliya ee 2021 ayaa waxaa soo baxayo xog ku saabsan sideed Magaalo oo uu madaxweyne Farmaajo doonayo...

Magaalo ka mida Kenya oo laga cabsi qabo inay gacanta u gasho Al-shabaab.

0
Mid ka mid ah magaalooyinka dalka Kenya ayaa laga cabsi qabaa inay gacanta u gasho dagaalamayaasha Al-shabaab, sida uu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Mandheera Cali...

Guudlaawe oo la kulmay xubno ka tirsan musharaxiinta iyo dowladda.

0
Madaxweynaha maamul goboleedka lagu muransan yahay ee Hir-shabeelle Cali C/laahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo...

Denmark: Aabe iyo hooyo soomaali ah oo xabsi iyo mastaafur ku mutaystay caruur ay...

0
Maxkamadda ku taal magaalada Lyngby, ayaa aabe soomaali ah ku xukumay hal sano oo xarig ah isla markaana laga masaafuriyay Denmark ka dib markii...

Baasaboorka Norwey oo ka mid ah kuwa kuwa awooda badan Caalamka.

0
Oslo,Bogga wax ka qora arrimaha socdaalka caalamka ee Henley Passport Index oo ay aqoonsan tahay hay'adda maamusha duulimaadyada caalamak ee IATA, ayaa sanad walba...

Qaxooti cusub oo dhawaan ku soo wajahan Norwey.

0
Oslo, Warbaahinta madaxa banaan ee Norwey ayaa shaaciyay in dhawaan wadanka soo gaari doonaan Qaxooti cusub. Qaxootigaan ayaa laga soo qaadan doonaa Wadanka Gariiga. Mas,uuliyiin dowlada...

Qaramada Midoobey oo bilowday dadaalo xal loogu raadinayo doorashooyinka Soomaaliya.

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Balal Cismaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. James...

Afar sano kadib maanta oo kale ma muuqato doorasho leysla ogol yahay oo dalka...

0
Maanta oo kale Afar sano ka hor 11- Jannaayo 2017, kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamanka 10-aad ayaa loogu doortay Prof Maxamed...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...