Home 2021
Yearly Archives: 2021
Farmaajo oo lagu eedeeyey inuusan si iskumid ah ugu cadaalad falin Bakool iyo Gedo.
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud, oo ah Xoghayaha Guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedeymo...
Digniin culus oo loo diray Hay’adaha Garsoorka dalka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda waqtigeeda sii dhamaanayo Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray digniin culus oo si gaar ugu socotay Hay’adaha garsoorka dalka.
Mudane Rooble ayaa...
Xaalad alow sahal ah oo laga dareemayo magaalada Gelinsoor kadib markii…
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xaalad alow sahal ah laga dareemayo magaalada Gelinsoor ee gobolkaasi, kadib markii ay isku...
Guddoomiyihii gobolka Gedo garabka dowladda oo xilkii laga xayuubshay.
Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Jubbaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo haatan si dhow ula shaqeeyo dowladda Soomaaliya ayaa xilka qaadis ku sameeyey maamulka...
Rag hubeeysan oo deegaanka Xirsi Lugeey u dilay 5-qof oo shacab ah
Galgaduud (Aragticusub):- Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in degaan ka tirsan Gobolkaas Galabta rag hubeysan ay ku dileen dad Shacab...
Ciidamada ammaanka oo fashiliyay Qarax lagu aasay Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb(Aragticusub):-Booliska Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta fashiliyay qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo la sheegay in la doonayay in...
Ilhaan Cumar oo ku baaqday In Xilka si deg deg ah looga qaado Madaxweyne...
lhaan Cumar oo ka mid ah xubnaha Kongareeska, ayaa waxay madaxweyne Trump ku eedeysay in uu sabab u ahaa rabshadihii ka dhacay dhismaha Capitol.
"Dembiyo...
Beesha Caalamka oo War Xasaasi ah ka soo saartay Doorashooyinka Soomaaliya
Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
Itoobiya oo u Digtay Dalka ay Jaarka yihiin ee Suudaan
Dowladda Itoobiya oo hadallo digniin ah u dirtay dhigeeda Sudan ayaa sheegtay in uu dulqaadkii ka dhamaaday kadib markii Sudan ay ciidamo soo dhoobtay...
Ciidanka Dawlada oo Hawlgal ku dilay Sarkaal ka Tirsanaa Alshabaab
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay degaano hoos yimaadda degmada Baardheere ee gobolka Gedo, Hawlgalka ayaa lagu bur buriyay saldhigyo...