28.4 C
Mogadishu
Tuesday, April 15, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Madaxweyne Deni oo Amray in la Hergeliyo go,aano lagu xakameynaayo Sicir Bararka

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la dhaqan-geliyo Talooyinka ay soo jeediyeen Guddigii loo xil-saaray xallinta qiima dhaca Shilin Soomaaliga. Qoraal lagu daabacay...

Shan ruux oo ku geeriyootay dab xalay ka kacay deegaanka Andøy.

0
Andenes, Shan ruux oo afar ka mid ah carruur yihiin ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dab xalay ka kacay mid ka mid...

Madaxweynaha Dalka Uganda oo ku guuleystay doorashadii Dalkaasi ka dhacday

0
Guddiga Doorashada Dalka Uganda ayaa Xaqiijiyay in madaxweynaha Dalka Uganda  Yoweri Museveni uu ku guuleystay doorashadi madaxtinimada ee Dalkasi ka dhacday. Musharaxa la tartamayay  oo...

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga oo kula kulmay Muqdisho Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed  Xaaji Ibraahim ayaa kulan kul yeeshay Magalada Muqdisho Safiirka Dawlada Shiinaha u Fadhiya...

Ciidamada Dawlada Federaalka oo Hawlgalo ka sameeyay Gobolka Jubada Hoose

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Federaalka,  oo kaashanaya kuwa Maamulka Jubbaland,  hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab, waxay ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Xaruunta Wasaarada Caafimaadka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr....

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool

0
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-Gareen” ayaa maanta gaaray Degmada Xudur ee  Xaruunta Gobolka Bakool. Socdaalka Laftagareen ayaa ku  saabsan  qaylo dhaan ay...

Gudoomiye Cumar Filish oo Maanta ku wareejiyy Muwaadhin Soomaaliyeed Guri Xoog looga heystay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Filish ayaa  Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30 sanno...

Ciidamada Puntland oo Hawlgal ku soo qabtay shaqsiyaad diyaarinayay Qaraxyo

0
Taliska Ciidanka Puntland ee PSF, ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku soo qabteen Dad lagu Eedeeyay in ay diyaarinayaayeen Qaraxyada lagu aaso Buuraleyda...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal ay ku dhinteen ciidamo ka tirsan Haramcad oo ka dhacay...

0
Deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo ay ku dhinteen askar...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...