Home 2021
Yearly Archives: 2021
Maraykanka oo Ciidankiisa kala baxay Soomaaliya
Taliska Ciidanka Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya.
Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher Karns ayaa u...
Dibadbax looga soo horjeedo Xariga Xaqdarada ah ee Wariye Kilwa oo maanta Muqdisho ka...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Journalists Syndicate - SJS iyo weriyayaasha Soomaaliyeed ayaa maanta isu-soo-bax aamusan oo lagu dalbanayo xorriyadda weriye Kilwe Aadan Faarax ka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Daahfuray shirka Qiimeynta shaqaalaha Rayidka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay kulan ku saabsan dib u eegista, qiimeynta iyo dib u habeynta qaab-dhismeedka darajooyinka iyo...
Taliyaha Ciidanka Danab iyo Saraakiil kale oo ku dhaawacmay Qaraxa ka dhacay gobolka shabeelaha...
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB Gaashaanle Axmed Cabdullaahi Nuur Beer-yare iyo Taliyaha Guutada 7-aad ee Milateriga G/dhexe Axmed Gaashaan ayaa lagu soo waramayaa...
Madaxweyne Laftagareen oo balan qaaday in Alshabaab laga saari doono gobolka Bakool
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta ayaa xalay ku degmada Xudur kula kulmay Maamulada degmooyinka Gobolka Bakool iyo kan degmada Xudur, isaga...
Maxaa ka soo baxay Kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirada Hawiye iyo Madaxda Maamulada Galmudug...
Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Waxaa kulan ku yeeshay Madaxda Dawlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabele iyo wsiiro ka Tirsan Beesha Hawiye
Kulankaan oo ahaa mid lagu...
Qarax khasaare geysty oo lala beegsaday kolonyo Gaadiid ah oo la socotay Gudoomiyaha gobolka...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kolonyo Gaadiid ah uu hoggaaminayey guddoomiyaha gobolkasi, Cabduqaadir Maxamed Nuur Sidii qarax xoogan lagula...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madax ka Tirsan Mas,uuliyiinta Bangiyada Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxda Bangiyda dalka, kadib markii uu kormeer ku tegay...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaanilay Danjiraha Dawlada Qadar u Fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee Soomaaliya.
Labada Mas’uul ayaa waxaa ay...
Alshabaab oo Weerar Madaafiic ah ku qaaday saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin...
Wararka ka imaanaya Degaanka Husingoow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab Madaafiic ay ku garaacen Fariisin Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degaankaasi
Dadka...