Home 2021
Yearly Archives: 2021
Gudoomiye ku Xigeenkii Amniga Degaanka Garasbaaleey iyo shaqsiyaadkale oo ku dhintay Qarax Wadada loo...
Guddoomiye xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee Garasbaaley Cali Maxmed Macalin, Guddoomiyihii dhalinyarada Garasbaaley Cabdirashiid Dubbad iyo labo askari ayaa ku dhintay Qaraxmiino oo wadada...
Gudoomiye Cumar Filish oo kormeeray Dhismaha Wadada Maanaboolyo iyo Afarta Darjiino
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta isgoysyada afarta...
FARMAAJO OO WARQADAHA AGOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRADA JAAMACADDA CARABTA IYO DALKA SWITZERLAND
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo...
Diyaarad siday Raashiin oo maanta ka degtay Degmada Xudur eeXaruunta gobolka Bakool
Wararka Imaanaya Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad siyad Raashiin iyo Agabyo kale ay maanta gaartay Magaalada Xudur ee Xaruunta...
Madaxweynaha Koofur galbeed oo saxiixay go,aano Alshabaab looga saarayo Gobolka Bakool
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saxiixay go,aano lagudDar-dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay go,doomiyeen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxaa uuna kulan...
Beesha Caalamka oo wada dadaalo laysugu soo dhaweeynaayo Dawlada Federaalka iyo Xubnaha Mucaaradka ah
Mas,uuliyiinta Wadamada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay isugu kenayaan Dawlada Federaalka nSoomaaliya iyo Musharixiinta Mucaaradka ah.
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...
Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Alshabaab
Wasiirka Amniga Maamul goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqay Dagaal balaaran oo ka dhan -shabaabka ku sugan degaanada hoostaga Degmada Bacaadweyne ee...
Faah Faahino ka soo baxaya Kulan Muqdisho ku dhexmaray Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Ra’iisul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen.
Kulanka oo ahaa mid gaar...
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka oo qaadaya go,aano saameyn ku yeelanaya Soomaalida
Madaxweynaha la doortey Joe Biden ayaa marka uu fariisto Aqalka Cad waxa uu bedeli doonaan dhowr ka mid ah siyaasadihii madaxweyne Donald Trump.
Madaxa Aqalka...
Dawlada China oo Maraakiib dagaal u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya
Shiinaha ayaa maraakiib dagaal u so dirtay xeebaha Soomaaliya, si ay Burcad-badeedda uga waardiyeeyaan maraakiibta iyo doonyaha Rayidka Shiinaha ee maraya Gacanka Cadmeed.
Dhawr maraakiibta kuwa...