Home 2021
Yearly Archives: 2021
Kufsiga oo ku soo badanaya xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho + Sababta
Falalka kufsiga ee loo gaysto haweenka barakacayaasha ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku soo badanayay xeryaha barakacayaasha ee ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho.
Toddobaadkan oo ugu...
Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid oo qarax ka badbaaday
Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Axmed Cabdullaahi Cariif ayaa goor dhow ka badbaaday qarax gaarigiisa lagula eegtay degmadaasi.
Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeyso Isgoyska Towfiiq...
Puntland oo lacag duldhigtay madaxa Afhayeenka Al Shabaab, Cali Dheere
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa ka falceliyay warkii dhawaan ka soo yeeray Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab, Cali...
Midowga Musharixiinta oo ka digay in aan siyaasadeen dhiiga dhalinyarada lageeyay Ereteriya
Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xeris Maxamed ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin Cabashada Waalidiinta Soomaaliyeed ee Carruurtooda tababarka Ciidan loogu qaaday dalka...
Wasiir Arrimo Dibadeed ee dalka zimbabwe oo u geeriyooday Coronavirus
Afhayeenka madaxtooyda dalka Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaas Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras
Afhayeenka ayaa intaas ku daray in...
Taliyaha NISA Oo amar duldhigay M/weeynaha Hirshabelle.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan Xarunta Hay’adda Nabadsugida Qaranka kulan kula leh Taliyaha NISA...
Nooc cusub oo Covid 19 oo Jarmalka laga helay
Saraakiisha caafimaadka ee Jarmalka ayaa baaraya nooc cusub oo coronavirus ah oo laga helay gobolka koonfureed ee Bavaria.
Noocaas cusub ayaa imanaya iyada oo ay...
Wasiirkii hore ee Wasaarada waxbarshada oo Eedeeyn kulul U Jeediyay Madaxweyne Farmaajo...
Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya slamarkaana ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa cambaareeyay wararka sheegaya in lagu laayay...
Xukuumadda Federaalka oo Beenisay in dhalinyaro Soomaali ah ay ka qaygaleen Dagaalkii Gobolka Tigray
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in wararkaasi yihiin been abuur ay dadka qaar siyaasad ka...
Goob Qashinka lagu Keydiyo oo laga Hirgeliayay Magaalada Jowhar
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar ayaa bilaabay ololo nadaaafadeed oo ku saabsan bilic soo celinta caasimadda Hirshabeelle ka fuliyay magaalada Jowhar.
Maamulka...