28.8 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Trump Oo Wacad Ku Maray Inuu Soo Laaban Doono

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray in uu si uun u soo laaban doono ka dib markii uu ka tagay...

Maamulka G/Banaadir Oo ka tacsiyeeyay Dilkii Guddoomiyihii D/Hodan .

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhamaan Madaxda Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar,...

Galmudug oo ladagaalankii Al-shabaab ku badashay wariyaasha ka hoolgalo deeganada maa-mulkaasi.

0
  Saldhiga Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug waxaa xalay lagu xiray Labada Wariye ee kala ah Maxamed Cabdiwali Tooxow iyo Cabdulaahi Warsame...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ku faanay in ay dowladu yareeysay qaraxyadii kadhici jiray...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay inay yaraadaan qaraxyada Gawaarida ay u adeegsanjireenAl-Shabaab, kuwaas...

Joe Biden oo xayiraadi ka qaaday dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.

0
Joe Biden muddo 50 sano ah ayuu sugayay maanta oo kale, in xilka madaxweynaha Mareykanka loo dhaariyo, laakiin waligiis ma uusan fileynin in caqabad...

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo cadeeyay mowqifkiisa ku aadan 8-da Febaraayo 2021

0
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo labo jeer Guddoomiye Baarlamaan soo noqday & Madaxweynaha DG Koofur Galbeed oo ka qaybgalay kulan lagu su’aalo weydiinayay ayaa...

Tahriibayaal ay Soomaali kujirto oo lagu daadiyay Xeebaha Giriiga

0
Booliska dekedda jasiiradda Giriigga ee Lesvos ee ku taal badda Aegean, ayaa soo badbaadiyay 27qof oo muhaajiriin ah kadib markii doontii ay kaga yimaadeen...

Farmaajo oo laga dalbaday in uu cadeeyo tirada & xilliga la soo celinayo Dhalinyarada...

0
Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu ka jawaabo walaaca Waalidiinta Carruurtooda tababarka Ciidan loogu qaaday...

MadMadaxweynaha Jubbaland Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan...

Haweeney Sameeysay Doolsho loo ekeysiiyay xubinta Raga oo laxiray.

0
Haweeney u dhalatay dalka Masar ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay inay sameysay ‘Doolsho’ anshax xumo ah, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Doolshaha...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...