27.9 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Meydka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo maanta lagu Aasay Muqdisho

0
Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno kale ayaa maanta  ka qeyb galay salaaddii  Janaasada Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun...

Al-Shabaab oo lawareegtay degaano hoostago gobolka Sh/dhexe

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe Al-Shabaab ayaa kuwaramayo in gelinkii dambe ee shalay dhul ballaaran oo hoostaga degmooyinka Raage-ceelle iyo Jowhar ay...

Denmark: Tirada magangalyo doonka oo gaartay heerkii ugu hoseyay abid.

0
Sanadkii la soo dhaafay dalka Denmark tirada 1,547 magangalyo doon ah ayaa gaartay heerki ugu hooseeyay. Lagasoo bilaabo  1998,  tirada dadka soo galootiga ah ee...

Galmudug oo shuruud ku sii deysay Wariye-yaashii lagu xiray Dhuusamareeb

0
Maamulka Galmudug ayaa shuruud xabsiga uga sii daayay labadii Wariye ee habeen hore lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Cabdullahi Warsame Rooble iyo Maxamed...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Ciraaq

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay labo oo ka dhacay dalka Ciraaq, kuwaasoo ay ku dhinteen Dadbadan oo shacab ah. War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada...

Khasaaraha ka dhashay Qaraxyo ka dhacay Ciraaq oo kordhay

0
Tirada dad lagu dilay weeraro ka dhacay bartamaha magaalada Baqdaad ayaa kor u dhaaftay 35 qof, sida uu ku waramay TV-ga Al Arabiya, isagoo...

Sidee buu u dhacay dilkii Gudoomiye Dhagajuun! Yaase loo xiray?

0
Iyada oo xalay Saqdii dhexe lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Aadan-Cadde ama Jiid mareexaanka ee degmada Howl-wadaag Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdi Karim...

Video:- Halkaan kadaawo Warixin uu ka diyaariyay Wariya Bile Baastey xaalada waalidiinta caruuryooda lageeyay...

0
Waalidiin soomaaliyeed oo dalka dibadiisa tababar ciidan carurtooda loogu qaaday ayaa dowlada ka dalbaday in ay xaalada ay ku suganyihiin war kasiiso maadaama mudo...

DFS oo QM u gudbisay xaaladaha kajira Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud oo ku sugan Mareykanka ayaa kulan wax ku ool ah la...

Gudoomiyihii Degmada Hodan oo la dilay kadib markii uu Muqdisho kusoo laabtay

0
Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdi Karim Dhagajuun kadib markii rasaas culus...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...