Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo Amniga looga hadlayo ka wada Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay safar dhinaca dhulka ah uga soo baxay magaalada Cadaado ee Gobolka...
Al-Shabaabkii ugu badnaa oo lagu laayey Howlgal qorsheysan
AMISOM ayaa sheegay iney dileen 189 katirsan Al shabaab kadib markii ay ku qaadeen weerar lama filaan ah iyagoo ku shiraya xaafada Siigaale oo...
Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo
Qarax miino nooca laga hago meelaha fog fog ayaa xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland, kaasi oo...
Deni oo kulan la qaatay xubn ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stefan Tillander oo ay...
Dowlada Iran oo dil ugu hanjabtay Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump.
Hoggaamiyaha sare ee dalka Iraan, Ayatullah Cali Khamenei, ayaa bartiisa Twitter soo dhigay qoraal iyo sawir u muuqda mid ku baaqayo in la weeraro...
Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeeyso darawal lagu dilay Galgaduud
Wararka aan ka heleyno deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku warramayaan in xalay halkaas lagu dilay Nin...
Kooxda IS oo sheegatay qaraxii gil-gilay magaalada Baqdaad.
Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq waxaa ka dhacay Qaraxyo gallaaftay nolosha in ka badan 32-ruux, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100-kale sida...
Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Magaalada Marka
Wararka aan ka helayno magaalada marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu qarax ka dhacay Magaaladaasi, waxaana la helayaa...
Itoobiya oo beenisay in ciidamo Soomaaliyeed ka qayb qaateen dagaalka Tigray
Dowladda Itoobiya ayaa waxay beenisay in ciidamo Soomaaliyeed ka qayb qaateen hawlgalka militari ee ka soconaya gobolka waqooyiga dalkaasi ku yaala ee Tigray.
Afhayeenka Wasaaradda...
Soomaaliya oo marti galisay qaxooti badan oo Ajanabi ah
Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka mid aheyd dalalka Afrika ee sanadkii lasoo dhaafay martigaliyay Qaxootiga faraha badan.
War...