Home 2021
Yearly Archives: 2021
DFS Oo Gacanta Ku Dhigtay Shabakado Ka Shaqeynayay Socdaal Sharci Darro Ah
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in ay qabteen Shabakado isku xiran oo ka shaqeyn jiray Arrimo...
Xukuumadda Soomaaliya oo faah faahisay shir ka furmaayo Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Axad ah in uu ka furmo shir looga hadlayo amniga iyo Maalgelinta, iyad oo Xukuumadda...
Dad Loo Soo Qabtay Dil Loo Geystay Darawal Iyo Booliska Oo Ka Hadlay
Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Booliska Maamulka Galmudug ayaa howlgal qaatay saacado dhowr ah waxaa ay ka sameeyeen xaafadaha kala duwan ee Magaalada Caabudwaaq...
Wariye Dunida Caan Ka Ahaa Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus
Suxufigii weynaa ee Larry king ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka.
Larry oo ahaa 87 jir ayaa u dhintay...
Madaxweyne Joe Biden Oo Wada-Hadal La Yeeshay RW Boris Johnson
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa wada hadal dhanka taleefanka habeenkii xalay aheyd la yeeshay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden.
Boris ayaa sheegay...
Muhaajiriin laga soo badbaadiyay Xeebaha Libya
Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay xeebaha Liibiya laga soo badbaadiyay in ka badan 350 qof oo muhaajiriin ah, sida ay sheegtay Hay’adda gargaarka,...
Oslo iyo deegaano hoos yimaado oo bandow lasaaray.
Laga bilaabo 23 oo ku beegan maanta waxaa si rasmiha udhaqan gelidoono saacadu marka ay ku beegantahay 12:00 duhurnimo bandow ay dowlad ku soorogtay...
XOG: Natiijada ka soo baxday kulankii Qoor Qoor, Lafta-gareen Guudlaawe,A/Madoobe & DENI
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa wada-hadallo ay habeen hore Khadka taleefonka ku yeesheen Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, kaasi oo ku saabsanaa muranka ka...
Deg deg :- Al-Shabaab Oo Saaka Oo La Wareegay Degmo Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Dagaal xoogan u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab arroornimadii horey ee saakay waxaa uu ka dhacay degmada...
Xaflad lagu soo dhoweeynayay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga oo lagu qabtay Muqdisho
Xaflad Ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Odayaasha ,iyo Waxgaradka Beesha Galmaax yoonis laguna soo dhaweeynayay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga Mudane Maxamed...