28.8 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

shacabka Xaafadaha Magaalada Kismaayo oo biyo la,aan ka cabanaya

0
Shacabka ku nool magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka Jubada Hoose  ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka jirto magaalada, taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay...

Xiisado ka Taagan Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka dib puntland oo ciidamo Halkaasi...

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa shegaya in Booliiska magaalada Badhan Shaqada laga joojiyay , waxaana Ciidanka Daraawiishtae dhawaan la geeyay...

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Qaraxyada ka dhacaya Muqdisho aysan ka dambeyn Alshabaab

0
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxii shalay Magaalada Muqdisho lagula beegsaday laba Xildhinaan oo hore, islamarkaana ka...

Deg deg laba Ruux oo goor dhaw lagu dilay Magaalada Muqdisho.

0
Kooxo hubeysan ayaa waxaa la sheegay in saaka xaafada Carwa-idko ee degmada wartanabada inay ku dileen laba Wiil oo dhalinyaro ahaa, iyaga oo dilka...

Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Gedo oo la gaarsiiyay Matoorada Biyaha ee...

0
Qoysaska beeralayda ah ee degan Jiinka Webiga Jubba ee mara tuulooyin hoos yimaado degmooyinka Luuq iyo Doolow ayaa la gaarsiiyey matoorada waraabiya Beeraha ee...

Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyadeeyay geerida Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ( Carabduur )

0
Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa u qornaa sidaan : Madaxweynaha  Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland...

Amaanka Muqdisho oo faraha  baxay iyo cabsi soo wajahday dadka shacabka ah.

0
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay faraha kasii baxayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo badan oo magaalada ka dhacayay dilal qorsheesan iyo qaraxyada miinooyinka hareeraha laamiga...

Puntland oo dad u qabatay qarax khasaaro geystay

0
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa 24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka wadeen xaafado ka tirsan waqooyiga Gaalkacyo,...

Tigray: Dad isku qoys oo lagu khasbay inay isu galmoodaan

0
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan tacadiyada galmada ee goobaha dagaalka, Pramila Patten ayaa sheegtay in eedeymo culus oo kufsi baahsan ah laga soo sheegay...

Dhuusamareeb :- Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka Oo Maanta Ku Wajahan .

0
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Aaxd ah waxaa ay ku wajahan yihiin...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...