Home 2021
Yearly Archives: 2021
5-Carruur ah oo ku geeriyootay Madfac ku dhacay Gurigooda Beled-Xaawo
Dagaal ayaa weli waxaa uu ka socda degmada Beledxaawo ee Gobolka gedo, halkaas oo la sheegay in xalay saqdii dehxe ay weerar ku qaadeen...
Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in gacanta ku dhigtay Hub sharci darro ah oo Dalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo isbahaystay...
Danjiraha Marayknaka ee Soomaaliya oo Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe
Danjiraha Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yamamoto oo haatan ku sugan Magaalada Tan Muqdisho, ayaa manta ku wajahan Magaalada Garoowe.
Danjire Yamamoto iyo Madaxweyne Deni,...
Dhageyso: Jubland oo guulo ka sheegatay Dagaalka ka socda Degmada Balad Xaawo
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya dagaalkii xalay ilaa saakay ka socday Magaalada Balad Xaawo ee u dhexeeyay Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Kuwa...
Mas,uul ka Tirsanaa Maamulka Jubland oo lagu dilay Magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaruunta gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay Halkaasi lagu dilay Cawil Cali Barre (Cawil Buluq) oo ahaa...
Deg deg Ciidamo oo wato wasiir Janan oo lawareegay Balad-Xaawo
Dagaal culus oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Haramcad iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay degmada...
Dowlada oo ka hadashay dagaal saakay ka socda Beledxaawo.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaal qaraar oo ka socda degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Wasiirka Warfaafinta...
Mareykanka” Lama aqbalayo doorasho hal dhinac ah”
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya in ay ka fiirsato qabashada doorasho hal dhinac ah oo dhalin karto muran iyo qalalaase Siyaasadeed.
War kasoo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la qadeeyay Caruurta Agoonta ah ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Caruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula qaatay carruurta agoonta Booliska Soomaaliyeed,...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo lagu dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb
Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdiga la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir...