Home 2021
Yearly Archives: 2021
Galmudug oo Maamul kmg ah u Sameeysay Degaanka Wisil ee gobolka Mudug
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Maamul Cusub u Magacabaay Degaanka Wisil ee gobolka Mudug
xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira Rag iyo Dumar
Dekareeto ka...
Dhageyso: Waxgarad Baaq Nabadeed ka soo saaray Xiisada Degmada Matabaan
Boqor Axmed Cabdi Cali oo ka mid ah waxgaradk ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo waraysi siiyay warbaahinta Aragti Cusub ayaa wax...
Xog: Madaxweyne Qoor Qoor oo diiday qorshe ay wado beesha Caalamka ee laXiriira doorashada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la sheegay in uu diiday fulinta dalab ay soo jeediyeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, oo ku...
Askar iyo Saraakiil ku soo dhaawacantay Dagaalkii ka dhacay Balad Xaawo oo Muqdisho...
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay Magaalada Muqdisho Kenya Dad shacab ah , Askar iyo Saraakiil ku soo dhaawacantay Dagaalkii ka dhacay Degmada Balad Xaawo...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay Fashilaysay damaca Kenya ee ah in ay...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku Eedeysay Xukuumadda Nairobi in maleeshiyaad ay soo hubeysay inay soo weerareen degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Ged.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda...
Waa Sidee Xaalada Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo?
Xaalada Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in sakay ay degan tahay ka dib markii shalay Degmadaasi Dagaal Culus uu...
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo qaaday Xayiraadii ay saartay qaadka laga keeni jiray Kenya
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya ganacsatadu ay Qaadka...
Madaxweyne Deni iyo James Swon oo ka wada lay khilaafka doorashada
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador...
Dawlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaalkii ka dhacay Degmada BaladXaawo
Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa qoraal ay u dirtay guddoomiyaha Midowga Afrika ku sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dagaalka kasoo cusboonaaday xuduudda, gaar...
Dhageyso : Wasiir Fiqi oo sheegay in Alshabaab khasaare xooggan loogu geystay Dagaal ka...
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka war bixiyay Dagaal ka dhacay koofurta gobolka Mudug ee dhexeeyay Alshabaab iyo Dadka degaankaasi
Wasiir Fiqi...