28.1 C
Mogadishu
Wednesday, April 9, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Kenya oo beenisay in ay Ciidankeeda ka qayb qaateen Dagaalkii ka dhacay degmada Balad...

0
Wasiirka Amuuraha dibada ee Dalka Kenya Fred Matiangi ayaa sheegay in uusan jirin askari ka tirsan ciidamada Kenya oo ka gudbay xadka Soomaaliya kana...

Dawlada Federaalka oo beenisay in la Fasaxay in dalka la keno qaadka Kenya

0
Wasiirka  Maaliyada Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay in dowlada federalka ay fasaxday soo dejinta qaadka ka baxa gudaha dalka Kenya. Wasiir Beyle...

Baarlamaanka Turkiga oo Ansixiyay Qaraar in Ciidankooda ay ka Hawlgeli karaan Xeebaha Soomaaliya iyo...

0
Baarlamanka Turkiga, ayaa xalay ansixiyay Qaraar ku saabsan, in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka  Ciidamada Turkiga ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka...

Gudoomiye Cumar Filish oo shaqo Joojin ku sameeyay Waaxda Dhulalka ee Gobolka Banaadir

0
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa lagu sheegay in laga joojiyay dhammaan shaqooyinkii...

30 sano oo ka soo wareegatay markii Xukunka xoog looga Tuuray...

0
Soomaaliya waxaa  u buuxsantay 30 sano oo laga joogo maalintii Muqdisho laga qabsaday dowladdii militariga ee Maxamed Siyaad Bare uu hoggaaminayay. Wixii ka dambeeyay 26-kii...

Wararkii Ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Weerar ay Ciidanka Xoogga ku qaadeen Degaanka shabaab...

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada ka tirsan xoogga dalka ee qeybta 60-ay dagaal ku qaadeen  deegaanka Seydheelow oo 30-KM...

Midowga Afrika oo ka hadlay Xiisada Siyaasadeed ee Kenya iyo Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Midowga Africa Muusa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay xiisadda ka taagan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya. Muusa Faki Mahamat ayaa farriin uu...

Madaxweyne Deni oo Eedeeyay shirkadaha Biyaha iyo Korontada ee ka shaqeeya degaanada Puntland

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa U jeediyay dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha bixiya ee magaalooyinka Puntland, kuwaas oo ku eedeeyay in ay faa’ido...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo qaabilay Danjiraha dalka Denmark u...

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Denmark u fadhiya Nairobi Amb. Ole Thonke. Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo...

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dawlada cabsi ka muujiyay Khatarta ka Imaan karta...

0
Saraakisha Ciidanka Militariga Dawlada Federaalka Soomaaliya eek u sugan Magaalada Jowhar ee Xaruunta gobolka shabeelaha Dhexe ayaa Cabsi Xooggan ka muujiyay Alshabaab oo la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...