Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dawlada Federaalka oo ka codsaday Qaramada Midoobay in la dar dargeliyo Barnaamijyada loogu...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xarunta dhexe ee wasaaradda kulan kula qaatay xubano ka socday xafiiska QM-ka...
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruunoo ka mid ah Culumida Waaweyn ee Soomaaliya maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xaruunta Maamulka Puntland
Soo dhaweeynta sheikh...
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Difaaca Dalka Ingariiska
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Ben...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Diinsoor eegobolka...
Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Maanta halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo geystay khasaaro.
Qaraxa oo ahaa miino...
Xaggee la geeyay Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii degmada Balad Xaawo ?
Wararka naga soo gaaraya gbolka Gedo ayaa sheegaya in la kala saray Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii degmada Balad Xaawo
Warar ayaa sheegaya in qaarkood Meelo...
Xaalada Ra’iisal Wasaare Abiye oo Dignin laga soo saaray
Madaxda dalka Itoobiya ayaa dadka isticmaala baraha bulshada uga digay wararka la faafinayo ee la xiriira xaaladda caafimaad ee Ra'iisul Wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed,...
Maamulka Puntland oo Ku Eedeeysay Odayaasha ku nool Waqooyiga Gaalkacyo In Alshabaab Xiriir ay...
Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ah Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland ayaa shaaciyay in xubno ka Tirsan Mas’uuliyiinta maamulka Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee puntland baaritaano...
Dawlada Federaalka oo Eedeyn Kull U Jeedisay Dawlada Jabuuti
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in Jabuuti ay la safatay Kenya ayna...
Dawlada Turkiga oo la sheegay in Ciidankeeda ay ka qayb qaadanayaan dagaalka ka dhan...
Iyadoo Baarlamaanka Turkiga uu meelmariyay qaraar u ogolaanaya Ciidanka Turkiga in ay ka hawl geli karaan badda iyo berriga Soomaaliya ayaa ila xog Ogaal...
Maxay ka wada hadleen James Swon iyo Wasiirka Wasaarada Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya?
Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aaadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa la kulantay ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Waxaana...