28.2 C
Mogadishu
Tuesday, April 8, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Beesha Caalamka oo dar dr gelineysa kulamada looga hadlayo doorashooyinka Soomaaliya

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Farxaan Cali Axmed ayaa kulan looga hadlayay xoojinta amniga goobaha doorashooyinka la qaatay hay’adaha iyo wakiilada dalalka Soomaaliya...

Dhageyso: Aabe dhalay Qaar ka mid ah Caruurtii uu Madfaca ku dilay degmada Balad...

0
14 qof, oo 10 ka mid ah ay ahaayeen caruur kasoo jeeday saddex qoys oo ehel dhow isu-ahaa, ayaa ku geeriyooday madfac ku habsaday...

Madaxweynaha Tanzaaniya oo ka digay Daawada Talaalka ee looga hortago Cudurka Covid19

0
Madaxweynaha dalka Tanzania, John Magufuli, ayaa shaqaalaha caafimaadka uga digay isticmaalka tallaalka Covid-19. Isagoo aan wax caddeyn ah soo bandhigin ayuu sheegay in tallaalku uu...

Buracd Hubeysan oo dhibaato ku heysa shacabka ku dhaqan Xaafadaha Magaalada Muqdisho

0
Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa xiliyada Habeenkii iyo Maalinkii waxaa ku soo kordhay Tuugada Dadka Moobeelada ka dhacda Xaafada Jamhuuriya Degmada kaaraan iyo Xaafado kale eek...

Maamulada Puntland iyo Jubland oo soo magacaabay Xubnihii ku matali lahaa gudiga doorashada

0
Jubland iyo Puntland ayaa magacaabay xubno ka kooban 8 ruux  oo labada dhinac ah, oo ah kuwa heer Dowlad Goboleed oo doorashada ku matalaya...

Puntland iyo Jubland oo ku baaqay in shir deg deg ah ay isgu yimaadaan...

0
Warmurtiyeed wadajir ah oo soo saareen Puntland iyo Jubbaland ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah in ay shir deg deg...

Norway oo sheegtay in guud ahaan wadanka xuduudihiisa la xiray

0
Kadib shir jara'id oo ay qabatay ra'sul wasaaraha Norway Erna Solberg ayeey ku sheegtay in guud ahaan wadanka xuduudihiisa laxiray muda 2-bo usbuuc ah. Dadka...

Gudiga doorashada ee Heer Federaal oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka doorashada

0
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo xalliyo isfaham darrada ka Taagan  doorashada Soomaaliya 2020/2021. War-saxaafadeed ka soo...

khasaare ka dhashay Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo lagu weeraray duleedka Degmada Balcad...

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya khasaare uu ka dhashay weerar lagu qaaday gaadiid ay wateen ciidamo ka...

Maxaa ka soo baxay Kulanka Cali Guudlaawe iyo Wakiilada Beesha Caalamka ?

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa Wakiilada Beesha caalamka kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay waxana ay kaga wadhadleen xaaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya. Guudlaawe iyo Wakiilada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...