Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13ka Kursi Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka sare
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku...
Abiy Axmed oo Muddo ka dib meel Fagaare ah lagu Arkay
Ra'iisal wasaaraha Itoobiyaka , Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo ka dib lagu arkay meel fagaaro ahxilli shaki la geliyay xaaladdiisa caafimaad.
Abiy ayaa...
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah oo Madaxweyne Farmaajo uga digay in uu qabto doorasho Hal...
Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ah ayaa soo dhoweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.
Qoraal ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta Muqdisho waxa...
Xukuumadda Federaalka oo ka hor timid Gudigii ay magacaabeen Maamulada Puntland iyo Jubland
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaashaacisay in guddiyadii ay magacaabeen Puntland iyo Jubaland ay yihiin kuwo baalmarsan hannaanka sharciga ee lagu magacaabo guddiyada doorashooyinka.
War qoraal ah...
Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya oo maanta gaaray Jowhar ayaa soo dhaweeyay Gudigii ay...
Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo maanta gaaray Magaalada Jowhar Halkaasna kula kulmay Madaxweynaha Hir shabeele Cali Guudlaawe ayaa soo dhaweeyay...
Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Federaalka oo gaaray Gobolka Gedo
Wafdi uu Higaminayo Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ayna qayb ka yihiin Wasiirada Cadaalada iyo Warfaafinta ayaa gaaray gobolka Gedo.
Wasiirka gaashaandhigga...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Jowhar
Danjiraha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Jowhar ee xaruunta dowlad goboleedka ee Hirshabelle.
U...
Faah Faahino ka soo baxaya Weerar khasaare dhaliyay oo ka dhacay degmada Wanlaweyn ee...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar khasaare geystay oo loo adeegsaday Bam gacmed oo xalay ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/Hoose.
Weerarka...
Muxuu Xildhibaan Mahad salaad ka yiri Gudiga Wadajirka ee ay soo magacaabeen Madaxda Maamulada...
Soomaaliya ayaa qoraal uusoo dhigay bartiisa face buugga waxaa uu kaga hadlay gudigii wadajirka ahaa ee ay soo magacaabeen Maamulada Jubland iyo Puntland Gudigaasi...
Dhageyso: Madaxweynihii hore Puntland Cabdiweli Gaas oo sheegay in Colaada gobolka Gedo ay u...
Madaxweynihii hore Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa nasiib darro ku tilmaamay colaada gobolka Gedo
Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Colaada gobolka Gedo ay...