27.7 C
Mogadishu
Thursday, April 17, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Nin dhallinyaro ahaa oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
  Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay nin dhallinyaro ahaa ku dileen magaalada. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdi...

Wasiirka Amniga oo sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan Saraakiishii joojiyay banaanbaxa

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in loo soo gudbiya cabasho ka dhan ah Booliska oo ku aadan inay waxyeelo u geysteen...

Ehellada Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray warka kasoo yeeray NISA

0
Ehelada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku gacan sayray xog ku jirtay warqad ay soo saartay hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo...

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka AMISOM

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu...

Farmaajo oo u yeertay maamulada tabacsan ee Hirshabelle iyo Galmudug .

0
  Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa inay soo gaaraan Magaalada Muqdisho Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug & Hir-Shabeelle ee Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)...

Taliska AFRICOM oo farriin adag u diray Ciidamada Soomaaliya

0
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afruca ee loo yaqaano Africom ayaa si kulul uga hadlay xiisadda Soyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho taas oo u...

Prof Cabdi Ismaaciil:- oo Farmaajo ku eedeeyay in dib u dhigay dalka 5-tii sano...

0
Prof Cabdi Ismaaciil Samater oo la hadlay TV-ga Universal ayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyay in dib u dhigay dalka...

DFS Oo Soo Saartay Hab-Raaca Rasmiga Ah Ee Ka Hortagga Iyo Xakameynta Caabuqa COVID-19

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

Ilhaan Cumar  “Farmaajo  Waa In Uu si deg deg ah Isku Casilaa.

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa war kasoo saartay khilaafka kasoo dhex cusbnoonaaday Madaxeynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday maxamed Cabdullaahi...

Maxaa ka socdo Kismaayo maanta oo aadan ogeen?

0
  Waxaa Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ka socota doorashada lix kamid kuraasta golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay degaannada Jubbaland, iyada oo shalay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...