Home 2021
Yearly Archives: 2021
Puntland oo shaacisay Xilliga la bilaabayo Jadwalka Diiwaan gelinta Codbixiyaasha
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa maanta shaaciyay Xilliga la bilaabayo diiwaan-gelinta codbixiyaasha saddex degmo, oo laga qaban doono Doorashooyinka Golayaasha Degaanka oo...
Dawlada Soomaaliya oo sheegay 5.9 milyan oo Soomaali ah heysato dhibaatooyin ka dhashay...
Shir jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho ay ku qabteen guddoomiyaha guddiga Gurmadka Abaaraha ahna wasiirka maaliyadda, wasiirka warfaafinta iyo wasiirka gargaarka Soomaaliya ayay ku...
Sheekh Shariif oo bogaadiyay kulanka Midowga Musharixiinta iyo Madxada Maamulada Puntland iyo Jubland uga...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay shirka Magaalada Muqdisho uga socda Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland.
Sheikh shariif sheikh...
Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo shir uu uga socdo Muqdisho
Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa kulan waxaa uu uga socdaa Madaxweynayaasha maamulada Puntland , Jubland ,Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe iyo midowga...
Kenya oo ka baxday Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda ee kala dhexeya Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, da ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan xafiiska xeer ilaaliyaha dalka Kenya.
Sida...
Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka hadlay Qarax lala eegtay Ilaaladiisa
Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay Ilaaladiisa
Qaraxa ayaa ka dhacay nawaaxyiga...
Dhageyso: Beesha Gaal jecel oo qaylo dhaan ka soo saartay dhibaatooyinka ka jira Leego...
Xaliimo Cabdule oo ka mid ah Dadkii ka soo barakacay degaano hoostaga Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka hadashay xaalada ay ku...
Dhageyso: Maamuulka Degmada Leego ee G/ Shabeelaha Hoose oo ka hadlay Xaalada Dadkii laga...
Gudoomiyaha Degmada Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose Abuukar Cabdulaahi Isaaq Al Cadaala oo u waramay Warbahinta Aragti Cusub ayaa ka hadlay xaalada Tuulooyin hoostaga...
Ciidamada Dawlada oo Hawglo ka sameeyay Degaano hoostaga degmada Balcad ee G/ shabeelaha Dhexe
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoosta degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Halkaas oo Fariisin ay ku lahaayeen , Al-Shabaab
Deegaanada...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CABDIRAXMAAN MAXAMUUD CALI-BAYR
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...