Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtayMagaalada Muqdisho ka dib safar uu ugu maqnaa dalka Turkiga,
Madaxweyne Qoor...
Wadamo badan oo Joojiyay Isticmaalka tallaalka Covid19 ee AstraZeneca oo shalay la keenay Muqdisho
Wadamada Germany, France, Italy iyo Spain ayaa hakiyay isticmaalka tallaalka COVID-19 ee ay sameysay shirkadda AstraZeneca, kadib markii ay soo bixino warbixino sheegaya waxyeellooyin...
Sarkaal la dhashay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka badbaaday Qarax ka dhacay Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo aya sheegaya Sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baarista C.I.D in maanta uu ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu...
RW Hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Rajo ka muujiyay go’aanka...
Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay khilaafka Badda Soomaaliya ee Kenya ay Muranka gelisay, ka dib shalay oo ay...
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Awqaafta ee XFS oo soo saaray Amaro lagu xakameynayo Cudurka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga Cuduroa Covid19 kula qaatay masjidka isbaheysiga culimaa’udiinka, imaamyada...
Mahdi Guuleed oo sheegay in dawlada Soomaaliya ay ku kalsoon tahay Go’aanka Maxkamada ICJ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay dhagaysiga dacwada badda Soomaaliya . ayaa sheegay in Soomaaliya...
Ciidamada Dawlada oo dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Mahdaay ee gobolka Shabeelaha...
Wararka ka imaanaya Degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ay dib ula wareegen gacan ku heynta degmada...
Ciidanka Badda Puntland oo gacanta ku dhigay doomo kalluumeysi
Ciidamada Badda ee Maamulka ee looyaqaan PMPF, oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay xeebaha gobolada Bari iyo Sanaag, ayaa qabtay 10 doonyood oo kuwa kalluumeysiga...
Maxakamada ICJ oo Maanta bilaabeysa Dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa maanta mar kale bilaabi doonta dhegaysiga dacwadda ku saabsan kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya.
Wareega kowaad ee dhegaysiga dacwadda,...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna bulshada iyo...