Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ciidanka PMPF ee Puntland oo shaaciyay in Hawlgal ay ku dileen Xubno ka Tirsan...
Ciidamada PMPFT Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka Sameeyeen Buuraleyda Golis ee Gobolka Bari, waxay ku dileen Xubno ka tirsan Al-shabaab, sida ay...
Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Ereyo dhibaato ku noqonaya Kenya
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubaland Ahmed Madoobe)ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin Qadiyada badda Soomaaliya sidoo kalena rajo weyn ka qabaan...
Gudiga Gurmad Abaaraha oo gobolka Gedo gaarsiyay lacago loogu talagalay in Biyo dhaamin lagu...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.
Ujeedka wafdiga uu...
Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in ay soo idlaatay wareega koowad dhageysiga Dacwada Badda...
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in uu si rasmiya u soo xirmay wareega kowaad ee dhegaysiga dacwadda badda ee...
Maxay ka wada hadlen Qoor Qoor iyo Xubno ka Tirsan Midowga Musharixiinta?
MadaxweynahaMaamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Muqdisho casho sharaf ugu sameeyay xubno ka tirsan Midowga Murashixiinta Muqdisho.
Madaxweyne...
ICJ oo maalintii labaad Guda gashay Dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya
Maalintii labaad ayaa la guda galay dhageysiga kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya inkasta oo Kenya ay sheegtay in ay...
Ciidanka PSFta Puntland oo dib u soo furtay maxaabiista laga sii daayay xabsiga Boosaaso
Ciidamada PSFta Puntland , ayaa sheegay in ay soo furteen maxaabiis badan oo Al-shabaab kala baxday xabsiga weyn ee Boosaaso.
War Qoraal ah oo ka...
UK oo Soomaaliya ku dartay Liiska Wadamada ay ka mamnuucday dalkeeda
Xukuumadda UK ayaa sheegtay in marka la gaaro 19-ka bishan Maarso ee sanadkaan 2021 aysan dalkeeda Tagi karin dadka ka imaanaya Soomaaliya ama safarka...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAATAY TALLAALKA CUDURKA COVID-19 EE LA SOO GAARSIIYEY DALKA
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran samatabixinta caafimaad iyo nololeed...
Dawlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala Saxiixday Heshiis lagu dhisayo 4 wado
XFS iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka.
Heshiiskan ayaa qeyb ka qaadanaya dhismaha waddooyinkan oo lamma...