28.5 C
Mogadishu
Sunday, April 13, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Puntland oo Xukun ku riday Doomo si sharci darro ah uga...

0
Maxkamadda darajada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa ku ridday doonyo kalluumeysi oo lagu helay, in ay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Puntland. Lix doon...

Dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya oo maanta la soo gabagabeyn doono

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaca ka qaaday in maanta oo khamiis ah la soo gabo gabeyn...

Jadwalka Talaalka Covid19 ee degmooyinka gobolka Banaadir oo la shaaciyay

0
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Xil gaarsiinta dalka ayaa soo saartay Jadwalka Talalaalka Covid19 ee degmooyinka gobolka Banaadir Hoos ka Akhriso sida loogu qorsheeyay Talalaalkaasi Degmooyinka gobolka...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay shirka looga hadlayo khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ee ka dhici...

0
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay shirka looga hadlidoono doorashooyinka soomaaliya oo dhawaan...

Madaxweynihii Dalka Tanzania oo geeriyooday

0
Madaxweynihi Taanzaaniya John Pombe Magufuli ayaa ku geeriyooday magaalada Daarusalaam. Madaxweyne ku xigeenka dalka Taanzaaniya Samia Suluhu Hassan ayaa xaqiijisay geerida madaxweynaha xilli ay tabin...

Maxay ka wada hadleen Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo RW Rooble?

0
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay  Musharrax Madaxweyne  Jibriil Ibraahim Cabdulle. Musharax  Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa Ra’iisul Wasaaraha Rooble...

RW ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo ka hadlay xilliga la soo Gunaanadayo Kiiska...

0
RW ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay  in beri aoo khamiis ah la soo gabo gabeyn doono dhageysiga kiiska dacwadda baddeenna...

Ruushka oo Faragelin ku sameeyay doorashadii looga adkaaday Trump

0
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa oggolaaday isku day uu dalkiisa ku faragelinayay doorashadii Maraykanka ka dhacday sanadkii hore, si uu ugu guulaysto Donald Trump,...

Madaxweynaha Turkiga oo oo la yaabay Codsiga uga yimid Sacuudiga

0
Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdoğan ayaa shaaciyay in Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay ka codsatay in dalkiisa uu ka iibiyo diyaaradaha dagaalka ee aanu duuliyaha...

Sii haayaha Wasiirka Amniga oo Magaalada Dooxa kula kulmay Ra’iisdal Wasaaraha Dalkaasi

0
Sii haayaha Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan Caasimadda dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...