28.1 C
Mogadishu
Friday, April 11, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Gudiga Farsamada ee Arimaha doorashooyinka oo uu shir uga Furmay Muqdisho+Sawiro

0
Shirkii guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Federaalka, Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirkan kii ka horeeyay...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ku la yeeshay  magaalada Muqdisho safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan. Madaxweyne Qoor Qoor...

Wasiir Beyle iyo Danjire James Swon oo kulan ka yeeshay xaalada Covid19 ee Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgarsiinta ee Dalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga ee Zoomka kulan kula yeeshay Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliland?

0
Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah...

Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Tababar loo soo xiray+Sawiro Daawo

0
Madax ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta Degmada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta oo ka baxay...

Samia Suluhu Hassan loo dhaarin doono Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya

0
Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzaniya Samia Suluhu Hassan ayaa loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi. Sida...

Dadka Socodka gaaban oo Halis ugu jira in ay u geeriyoodaan Cudurka Covid19

0
Dadka sida tartiibta ah u socda waxay halista ku aaddan in loo dhinto cudurka Covid-19 uga dhow yihiin dadka kale, sida lagu ogaaday daraasad...

Golaha Wasiirada Xilgaarsiinta dalka oo shir looga hadlayo Doorashooyinka uu uga Furmayo Muqdisho

0
Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmaya Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde. Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay...

Dadaalo lagu xalinayo Khilaaf soo kala dhex galay Deni iyo Qoor Qoor oo Muqdisho...

0
Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa mudooyinka dambe uu soo kala dhex galay mad madow Siyaasadeed Hadda Magalada Muqdisho waxaa ka socda Dadaalo Siyaasadeed ee...

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Jubland oo u geeriyooday Cudurka Covid19

0
Madaxweynaha maamulka Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed , geerida ku timid Alle ha...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...