28.1 C
Mogadishu
Friday, April 11, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle iyo Safiirka Dawlada UK Soomaaliya?

0
Sii haayaha Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Xilgaarsiinta Dalka  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga ee Zoomka shir kula yeeshay Danjiraha cusub UK ee...

Kenya oo war ka soo saartay Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya ee la geeyay Maxkamadda...

0
Dowladda Kenya ayaa mar kale FaahFaahin ka bixisay sababta ay u diiday ka qeyb galka kiiska muranka badda ee Soomaaliya kala dhaxeya. Bayaan ay soo...

Daahir Geelle oo ka hadlay aragtida Siyaasadeed ee Madaxweyne Farmaajo

0
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo ka Tirsan Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay aragtida siyaasadeed ee madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi...

Saamiya Xassan oo loo dhaariyay madaxweynaha Cusub ee DalkaTansaaniya

0
Saamiya Xasan ayaa maanta loo dhaariyay xilka, iyada oo gacanta ku haysata kitaabka Qur'aanka , waxayna dhaarta ka dhacday qasriga madaxtooyada oo ku yaala...

Maamulka Puntland oo sheegay in Musharaarkooda joogto laga dhigay Ciidanka Puntland lana qalabeeyay

0
Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal,   ayaa sheegay in dowladdu mas’uuliyad weyn iska saartay bixinta xuquuqda iyo mushaharka ciidamada kala duwan. Wasiir Xasan shire...

Kulan looga hadlayay ka hortagista cudurka covid19 oo lagu qabtay Kismaayo

0
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbalad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlyay ka hortaga faafida xanuunka Covid-19, Shirkaan oo ka...

Waa Maxay Iskaashiga Siyaasadeed ee ka Dhexeya Deni iyo Axmed Madoobe?

0
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa si wadajir ah u sheegay in iyagoo kaashanaya golaha musharraxiinta iyo Golaha siyaasadda ee Somaliland mataka ay ka...

Waa Sidee Xiriirka Axmed Madoobe iyo Madaxda Dawlada Federaalka ?

0
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka madaxsha badbaado qaran ayaa sheegay in wali uusan wax xiriir ah ka...

Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda Soomaaliya oo Kenya Murunka ay gelisay oo la soo gabagabeeyay

0
Dhegeysiga dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta lagu soo geba gebeeyay Xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee magaalada Hague. Dhegeysiga...

Madal looga dhawaaqay Muqdisho: War saxaafadeed+ Sawiro

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagaga dhawaaqay madal ay ku mideysan yihiin madaxda maamulada Puntland , Jubland iyo Midowga musharixiinta . Madashaan oo loogu magacdaray...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...