Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ciidamo markale maanta la geeyay Degmada Doolow ee gobolka Gedo: Daawo+Sawiro
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad Ciidan iyo Baabuur dagaal geysay degmada Dooloow ee gobolka Gedo.
Ciidamadaan ayaa diyaarad looga qaaday Magaalada Muqdisho kuwaas oo...
Saldhiga booliska garoonka diyaaradaha la Hoos geeyay Taliska Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir
Saldhiga Booliska ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa la hoosgeeyay Taliska Guud ee qaybta Booliska Gobolka banaadir
Dekareeto uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
Cudurka Covid19 oo saameeyay shacabka Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya
maamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa la sheegayaa in ay ku soo badanayaan dadka uu soo ridanayo xanuunka Corona.
Xanuunka ayaa sacadihii...
Ciidamada Puntland oo Hawlgal lagu soo qabtay Dad badan ka sameeyay Gobolka Mudug
Ciidamada Amniga Puntland ayaa Hawlgalo lagu soo qabtay Dad lala xiriirinaayo Alshabaab ka sameeyay degaano ka Tirsan Gobolka Mudug.
Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga puntland...
Jubland oo ku Eedeeysay Madaxweyne Farmaajo in uu Abaabul dagaal uu ka wado gobolka...
Maamulka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag ugu cambaaraysay abaabul dagaal, oo sida ay sheegtay Madaxweyne Farmaajo ka wado Gobolka Gedo, halkaas...
Madaxweyne Farmaajo oo markii Afaraad shir ku baaqay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Maraykanka oo ku baaqay in deg deg loo qabto doorashooyinka Soomaaliya
Bayaan ka soo baxay xoghayahay arrimaha dibada Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu sheegay in Mareykanku ka walaacsanyahay jahawareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya, taas...
Dawlada Soomaaliya oo Ciidamo geysay Degmada Doolow ee gobolka Gedo+Sawiro Daawo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dawlada Federaalka Soomalaiya maanta Ciidamo iyo Gaadiid dagaal ay geysay degmada Dooloow ee gobolka Gedo
Ciidamadaan iyo...
Wasaarada Caafimaadka XFS oo soo bandhigtay Xogtii Ugu dambeeysay ee Cudurka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 325 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo lagu Eedeeyay in uu ku guuldareystat in doorashooyin dalka uu...
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka mid ah Aqoon yananada Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Swedan ayaa soo soo dhaweeyay Madasha badbaado Qaran ee...