Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dawlada Soomaaliya oo kordhisay Xayiraada Cudurka Covid19
Dowladda Soomaaliya ee Muddo Xileedkeedu uu dhammaaday ayaa sheegtay in xayiraadihii bishan horraanteedii loo soo rogay xakameynta cudurka COVID-19 awgeed ay sii soconayaan laba...
FaahFaahino ka soo baxaya shil Baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya shil baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho.
Shilka ayaa ka dhashay ka markii Baabuur Nuuca...
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal ay kaga hadlayaan Fashilka Madaxweyne Farmaajo u diray Beesha...
Madasha Badbaado Qaran ayaa Qoraal ay u direen dalal iyo hay’ado caalami ah ku dalbaday inay si deg deg ah usoo faro-geliyaan khilaafka ka...
Puntland oo ka hadashay Libaaxyo lagu dilay Dalka Uganda
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, ayay kaga tacsiyaysay Geerida libaax, inkastoo aysan sheegin sababta keentay dhimashadood
“Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo...
ISKA HOR’IMAAD KA DHACAY WAQOOYIGA GAALKACYO
Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray Ciidmo ka tirsan booliska puntland oo kooxo ka ganacsada...
Wasiir Dubbe : Golaha Badbaado Qaran waxa ay caqabad ay ku yihiin doorasho...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in shirka arrimaha doorashada lagu qaban doono...
Wasaarada Caafimaadka ee Soomaaliya oo ka warbixisay xogtii ugu dambeysay Covid19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ah ee xogta Covid19 ee maalinlaha ah ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka Sameyay duleedka Degmada Afgooye + Sawiro Daawo
Ciidamada Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Hawlgalo ka sameeyay degaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose.
Degaanada Ciidanka Xoogga Dalka ay Hawlgalada ka...
Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal ka dhacay degaanka shidan ee gobolka Sanaag
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubaysan, ay saaka weerar ku qaaday degaanka Shidan ee waqooyiga gobolka Sanaag.
Maleeshiyada ayaa lagu soo...
Ra’iisal wasaaraha Dalka Pakistan oo laga helay Cudurka Covid19
Ra’iisal wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa laga helay cudurka COVID-19, sidaasina waxaa xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaasi, Ra’iisul wasaaruha ayaa qaatay tallaalka COVID-19.
Imran...