Home 2021
Yearly Archives: 2021
Cudurka Covid19 oo ku sii fidaya degaanada Soomaaliland
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.
Wasaaradda caafimaadka ayaa...
Musharaxala tartamaya Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Dalka Jabuuti waxaa lagu wadaa toddobaadkan in ay ka bilaabmaan ololaha doorashada madaxtinnimada oo la filayo in dalkaas ay ka dhacdo bisha April horraanteeda.
Durba,...
Farmaajo oo kulan deg deg ah la yeeshay 3da Maamul gobeeleed ee taageersan iyo...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka iyo fulinta heshiiskii 17-ka...
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo shir deg deg ah Isugu yeeray Golaha Badbaado...
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubland ayaa shir Deg Deg ah isugu yeeray Golaha Badbaado Qaran.
Shirka ayaa la sheegaya in looga hadlayo khilaafka ka taagan...
Puntland oo gacanta ku dhigtay doomo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay Xeebaha Puntland
Ciidamada Badda Puntland ee Gobolka Gardafuu, ayaa gacanta ku dhigay saddex doony oo laga leeyahay Dalka , Yeman kuwaas oo kallluumeysi sharci-darro ah waday...
Maraykanka oo ku Amray Madaxda Maamul goboleedyada inyasn ka bixi karin muqdisho inta...
qoraal kooban oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliya ay haatan doonayaan in la qabto doorashada.
Mareykanka wuxuu madaxda...
Madaxweyne Famaajo oo kulan gaar ah la yeeshay madaxda 3 maamul goboleed iyo Gobolka...
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxda 3da maamul goboleed iyo gobolka Banaadir.
Madaxweyne Farmaajo ayaa la...
Ciidanka Amisom oo la wareegay Amniga Xeyndaabka Xalane
Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay Amniga xarunta lagu qaban doono Shirka Arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho.
Warsaxaafadeed ka soo...
Maamulka Puntland oo qaadacay ka qaybgalka shirka ka Furmaya Muqdisho
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diideen ka qayb galka shirka looga hadlayo Arimaha doorashooyinka , kaas oo la filayo in uu mnaata ka...
Ciidamo maraykan ah oo caawa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay diyaarad military oo nuuca xamuul ka qaada ah oo ay la socdaan...