31.9 C
Mogadishu
Friday, April 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dawlada Shiinaha oo Taageertay go’aanka dawlada Soomaaliya

0
Dalka Shiinaha ayaa  taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin...

Puntland oo sheegtay in ay Soomaaliya ka go’i doonto Haddii laysku Fahmi waayo Nidaamka...

0
Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in uu jiro qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do Soomaaliya...

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ku sii jeeda Imaaraadka Carabta

0
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed, sida ay xaqiijiyeen...

Madaxweyne Farmaajo iyo maamulada Taageersan oo maalintii 4aad shir uu Uga socdo Muqdisho

0
Teendhada Afisiyoone ee ku taala Xeyndaabka Xerada Xalane ayaa maalintii 4aad waxaa kulan ku yeeshay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda  kale e maamul gobolddyada isaga...

khasaare ka dhashay Madaafiicda lagu Tuuray Xerada Xalane

0
Faah Faahino ka soo baxaya Weerar Hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday Xerada Xalane eek u taala garoonka diyaradaha ee Muqdisho. Inta la og yahay...

Qarax Miino oo lala eegtay Gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Ciidan Dawlada

0
Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaraha ka dhashay Qarax ka Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay Degmada Deyniile waxana lala eegtay baabuur nuuca...

Madafiic lagu Tuuray Xerada xalane

0
 Wararka ka imaanaya Xerada Xalane ee ku taala Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in Hoobiyaal daqiiqado ka hor lagu tuuray halkaasi. Dhowr Hoobiye ayaa lagu...

Madaxda Dawlad goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ku kulmaya Muqdisho

0
Wakiilada Beesha Caalmaka eek u sugan Soomaaliya iyo madxada dawlad goboleedyada oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho. Safiirada Dalalka Beesha Calamka eek u sugan muqdisho...

Wasiir Jamaal Maxamed xasan oo sheegay in Puntland Cadaadis ay ku haayaan shacabka Degmada...

0
Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Xilgarsiinta , Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay bannaanbax shalay ka dhacay degmada Dhahar. Wasiirka qorsheynta XFS  ayaa sheegay in ciidamada Puntland...

Puntland oo ka Jawaabtay Eedeeyn uga Timid Dawlada Madaxweyne Farmaajo

0
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Eedeeyn uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeeda uu dhammaaday , taas la xiriirta in ciidamada Puntland ay xabbad...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...