Home 2021
Yearly Archives: 2021
Puntland oo Xukun ku riday Doomo kalluumeysi oo laga lee yahay Dalka Yeman
Maxkamadda derejada kowaad Puntland ee Gobolka Gardafuu, ayaa xukunn ku ridday doonyo kalluumeysi oo laga leeyahayDalka Yemen, kuwaas oo laga soo qabtay xeebaha Puntland.
3...
Khasaare dhimasho ah oo ka dhashay shil Tareen oo ka dhacay Dalka Masar
Wakaaladda tareenka ee dalka Masar ayaa sheegtay ugu yaraan 32 qof iney ku dhinteen in ka badan 100 qofna ay ku dhaawacmeen shil tareen...
Maraykanka oo Soomaaliya ku soo celinaya Ciidamadii uu ka saaray
Golaha Senate-ka ayaa sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaashaan-dhigga Mareykanka ka dhageystay warbixin ay qeyb ka aheyd saameynta ay yeelatay ciidamadii uu bilo kahor madaxweynihii...
Taliye Xijaar oo kulan la yeeshay Safiirka Uk ee Soomaaliya
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar, iyo Safiirka Dawlada Britain ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wada sheekeeystay waxyaabo badan oo qayb...
Xaaska Marxuum Cali Mahdi oo ku geeriyootay Magaalada Nairobi
Alle ha u naxariisto Waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ku geeriyootay Xaaska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed
Raxmo maxamuud Gacal oo...
IMF oo Ansixisay kaalmo lacageed oo la siinayo Soomaaliya
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo lacageed oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar...
Madaxda Maamul goboleedyada oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan ku yeeshay Madaxda Dawlad goboleeda
Kulankaan oo uu ka maqnaa Madaxweyne Farmaajo ayaa ahaa mid looga hadlayay doorashooyinka dalka...
Ciidanka Itoobiya oo Dad shacab ah ku laayay gobolka Tigray
Shaqaalaha dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay in ay arkeen dilkii sharci darrada ahaa ee askarta Ethiopia u geysanayeen afar qof oo...
Madaxweyne Farmaajo oo Ergo u diray Axmed Madoobe iyo Deni
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed cabdilaahi Farmaajo oo ka qayb galay shir isaga iyo mamul goboleedyada taageersan ay ku yeesheen Teendhada Afisiyooni kaas...
Ciidamo ka Tirsan PMPFta Puntland oo Tababar loo soo xiray
Ciidamo ka tirsan PMPF puntland , ayaa tababar loogu soo xiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Ciidamadaan oo loo baray takhakhusaad kala duwan, ayaa...