27.8 C
Mogadishu
Wednesday, April 9, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wararkii Ugu dambeeyay ee doorashada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

0
Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa markale dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka 11aad ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka Ciidanka...

Norway:Dadka u dhintay xanuunka COVID19 oo kun ruux dhaaftay.

0
Oslo:-In ka badan kun ruux ayaa loo diiwaan galiyay in ay u geeriyoodeen xanuunka CIVID19 tan iyo markii uu ka dilaacay gudaha wadanka Norway. Wasaarada...

Taliye Yaasiin Farey oo si rasmi ah u qaatay aqoonsiga musharaxnimo.

0
Dhuusa-Mareeb:-Yaasiin fareey oo ah sii hayaha xilka Taliyaha Nabad sugida Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharaxnimo. Gudiga doorashooyinka ayaa si rasmi...

Abdirahman AbdiShakur oo si adag u weeraray Ra,isul wasaare Rooble(Aqriso).

0
Muqdisho:-Musharax Madaxweyne Abdirahman Abdishakur ayaa si adag u weeraray Ra,isul wasaare Maxamed Hussein Rooble. Waxaa uu ku eedeeyay in uu ka gaabiyay mas,uuliyadii doorashada ee...

Agaasimihii Radio Muqdisho oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.

0
Qaraxa oo ahaa miino lagu xiray gaari, ayaa waxaa ku geeriyooday Agaasimahii Radio Muqdisho Cabdi Casiis Maxamuud Gulleed Afrika, waxaana ku dhaawacmay Agaasimaha SNTV...

Soomaali  Cudurka COVID-19 Ugu Geeriyooday Dal Ka Tirsan Yurub.

0
Allaha u naxariistee, Maxamed Cumar oo ka tirsanaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee Magaalada Wetzler ee Gobolka Hessen ee dalka Jarmalka, si gaar ahna Culimada Magaalada...

DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay

0
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid...

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo deg deg ugu laabtay Dhuusamareeb

0
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, ka dib laba toddobaad oo arrimo...

DAAWO: Shuruudo la xiriira xakameynta xanuunka COVID-19 oo soo saareen maamulka Magaalada Bergan.

0
Bergan:-Golaha Magaalada Bergan ayaa maanta oo jimca ah soo saaray go,aano la xiriirta sidi loo yareyn lahaa xanuunka caabuqa ee COVID-19 kaas oo maalmihii...

Qoorqoor oo Farmaajo u boobaya Kusiga HOP-067 oo laga leeyahay Ceeldheer.

0
Xogo hoose oo aan ka helnay Saraakiil iyo howlwadeenno, ka kala tirsan NISA, Xaafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Madaxtooyada Galmudug iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda beesha...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...