28.4 C
Mogadishu
Tuesday, April 29, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Feysal cali waraabe: waan ka baxeynaa wada hadalada Soomaaliland ay la galayso soomaaliya

0
Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland oo socdaal isaga iyo xubno kale ay ku joogaan Magaalada Neyroobi ‘ ayaa sheegay...

Puntland oo si jees jees ah uga jawaabtay hadalka ka soo yeeray dawlada Soomaaliya

0
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan duufaan ku...

Booliska Norway oo ku guuleystay helista diyaarad ku bur-burtay magaalada Larvik.

0
Inta la xaqiijiyay 3-qof ayaa ku geeriyootay diyaarad aroornimadii hore ee saaka ku bur-burtay duleedka magaalada Larvik. Dadka dhintay ayaa ahaa 3-ruux oo la socday...

Kheyre oo u tahniyadeeyay xubnaha ku soo baxay kuraasta maanta lagu doortay Muqdisho.

0
Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo intooda badan ku mideysan Golaha Mucaaradka ee Midowga Musharixiinta, ayaa badelay mowqifkoodii doorashada, kadib markii boob iyo...

Rooble oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah.

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah, kadib abaaro daran oo ku...

5-kursi golaha Aqalka hoose oo Muqdisho lagu doortay.

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu doortay 5 kursi oo ka mid ah Kuraasta Aqalka hoose ee matalaya Gobolada Waqooyi, iyadoo maalintii shalay ahaydna la...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hortimid Eed loo Jeediyay Ra’iisal Wasaare

0
Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Musharaxiinta qaar “oo aan dooneyn in doorasho qabsoonto oo raba in sidan dalku sii ahaado ay...

Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo Amar dul Ergada dooraneysda kuraasta Gobolada waqooyi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray go’aan loogu mamnuucayo guud ahaan musharixiinta ku tartamaya kuraasta golaha shacabka in ay qariyaan wajiyadooda, marka...

Alshabaab oo Weerar ka geystay degaanka Deynuunaay ee gobolka Baay

0
Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ee xariinta gobolka Baay  ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerareen degaanka Daynuunaay oo qiyaastii 30 klm u jira Magaalad...

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Guddoomiyaha shacabka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...