28.1 C
Mogadishu
Wednesday, April 30, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Yaasiin Fareey oo loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

0
Yaasiin Fareey Cabdullahi Maxamuud ayaa ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay Hop#067 ee golaha shacabka JFS, isagoo kaga guuleystay Maxamed Cali Culusoow oo la tartamayey. Yasiin Cabdullahi Maxamuud...

khasaare ka dhashay qarax maanta ka dhacay Muqdisho

0
Ugu yaraan 8 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax saaka ka dhacaywadada u dhaxaysa Tarabuunka iyoisgoyska lambar  4, sida...

Norway:Shirkada Telenor oo ka digtay fariimo been abuur ah(Warbixin).

0
Oslo:-Shirkada Taleefanada dalka Norway ee Telenor ayaa macaamiisheeda uga digtay fariimo been abuur ah oo saacadihii ugu dambeeyay loo dirayay dadka. Shirkada ayaa sheegtay in...

Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka digay boob lagu haayo kuraasta Golaha shacabka

0
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay soo gaartay cabashooyin iyo tallooyin ku aadan doorashooyinka socda, iyadoo guddigu...

Ra’iisal wasaare Rooble oo fariin u diray Qaar ka mid ah dawlad Goboleedyada

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo si rasmi ah...

Doorashada 2 kursi Golaha shacabka Ka Tirsan oo maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb

0
Guddiga doorashada  Golaha shacabka Galmudug ee SEIT ayaa xalay ku dhawaaqay in maanta Khamiis ah la dooran doonaan labo kursi oo golaha shacabka ah. Shalay...

Muxuu sheekh shariif sheekh Axmed ka yiri’ doorashada Golaha shacabka ee ka bilaabatay...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga musharrixiinta ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo bilaabashada doorashada Golaha Shacabka, balse uu...

Mahad cabdalla oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Dhuusamareeb

0
Musharax Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad horena u haa Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa markale dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Golaha...

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha shacbka ee ka bilaabatay Galmudug

0
Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Alcadaala ayaa ka hadlay doorashada Golaha shacabka ee ka bilabatay Galmudug waxana uu sheegay in Galmudug...

Doorashada Kursiga ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo maanta ka dhacday Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee gobolada waqooyi Kursigan oo Sumadiisa ay tahay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...